Category: WARARKA MAANTA
Xulka qaranka Masar oo u gudbay nus dhamaadka Koobka Qaramada Afrika
Isniin: January 31, 2022 Masar ayaa u gudubtey ciyaarta nus dhamaadka ee koobka Qaramada Afika, kaasoo ka…
Wasiir Dubbe oo isbitaalka ku booqday Macalimuu oo soo bogsanaya
Isniin: January 31, 2022 Wasiirka Warfaafinta XFS Cusmaan Abuukar Dubbe, wasiiru dowlaha wasaaradda howlaha guud Gen. Bashiir…
Xildhibaankii ugu horeeyey oo lagu doortay Jowhar iyo Cali Guudlaawe
Isniin: January 31, 2022 Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka HirShabelle waxaa maanta si rasmi ah uga…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kormeeray dhismaha wadada Ex Kontorol Balcad
Axad: January 30, 2022 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)…
Ingiriiska oo ciidamo hor leh u daabulayo dalka Ukraine digniinna u diray Madaxweynaha Ruushka Putin
Axad: January 30, 2022 Dowladda Britain ayaa sheegtay in todobaadka soo socda ay Yurub ka billaabi doonto…
Darawallada gawaarida xamuulka ee Mareykanka iyo Canada oo cabanaya
Axad: January 30, 2022 Qaar ka mid ah darawallada wada gawaarida xamuulka ah ee dalka Canada ayaa…
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo amartay in aan la bixin karin lacagtii Imaaradka laga xayiray
. Axad: January 30, 2022 Warqad kasoo baxday Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr Cabdiqaadir Maxamad Xasan ayaa…
Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaalkii ugu weynaa tan iyo 2017-kii
Axad: January 30, 2022 Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gantaalkii ugu weynaa tan iyo sannadkii 2017-kii. Dowladaha Mareykanka…
Ra’iisal wasaare Rooble oo u ambabaxay Imaaratka xilli uu raali gelin siiyay horaantii bishan
Axad: January 30, 2022 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u…
Al-Shabaab oo dab qabad siisay tuulooyinka ku dhaw magaalada Muqdisho
Axad: January 30, 2022 Boqollaal qoys ayaa ka barakacay, tuulooyinka Mareerey iyo Mukay Dheere ee duleedka degmada…
Kuwait iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay arimo ku saabsan xiriirka labada Dal.
Axad: January 30, 2022 Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos, oo…
Hay’adaha samafalka oo ka digay barakac hor leh oo ka dhasha abaaraha ka jira Soomaaliya
Axad: January 30, 2022 Abaaraha sii kordhaya ee Soomaaliya ayaa abuuraya dhibaato barakac oo baaxad leh. 245,000…