Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Ganacsatada suuqa Bakaaraha oo dib u furay Ganacsigooda kadib muddo afar maalmood ah oo ay u xirnaayeen Amaro kasoo baxay Ururka daacish.

Axad: January 30, 2022 Ganacsatada suuqa Bakaaraha ayaa maanta oo Axad ah dib u furay Ganacsigooda kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Magacyada xildhibaanada miisaanka culus ee weyn kara kuraastooda

Axad: January 30, 2022 Guddiyada doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug iyo kan maamulka doorashada xubnaha baarlamaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Diblomaasiyadda Bariga Dhexe: Sacuudiga oo “codsi aan laga fileyn” u diray Israa’iil

Axad: January 30, 2022 Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Maxamed bin Salmaan ayaa telefoon u diray Benjamin…

Posted in WARARKA MAANTA

Awoodda Ruushka: Sida uu madaxweyne Putin u tayeeyay ciidamadiisa

Axad: January 30, 2022 Xiisadda ka taagan xuduudda Ukraine iyo cabsida laga qabo in Ruushka uu duulaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudiga Doorashooyinka Oo Soo Dhaweeyey Talaabo ay Qaaday Koonfurgalbeed ee Doorashada Baraawe

Axad: January 30, 2022 Guddiga doorashooyinka heer Faderaal ayaa soo dhaweeyay shaacinta deegaan doorashada 2aad ee magaaladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda TPLF ee dagaalka kula jirtay dowladda Itoobiya oo sheegtay in dedaallada dibloomaasiyadda horumar laga gaaray iyo wada hadalka socda

Axad: January 30, 2022 Kooxda TPLF ee mudada sanadka ka badan dagaalka kula jirtay dowladda Itoobiya, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Amb Baalle oo dacwad ka gudbiyay Wiil uu dhalay Eng. Yariisow oo ah Xoghayaha koowaad ee Ergada Soomaaliya ee Newyork.

Axad: January 30, 2022 Safiirka Soomaaliya u fadhiya QM Amb. Abuukar Baalle ayaa dacwad ka gudbiyay Wiil…

Posted in WARARKA MAANTA

Amaanka Jowhar oo aad loo adkeeyay xili beri halkaasi ay ka dhaci doonto Doorashada 5 kursi.

Axad: January 30, 2022 Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle ( SEIT) ayaa soo gunaanuday Diiwaangelinta ergooyinka kuraasta Golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Masuuliyiin ka socotay Degmada Kaaraan oo isbitaalka ku booqday Taliyaha Saldhiga Booliiska Degmadaasi.

Axad: January 30, 2022 Masuuliyiin ka socotay degmada Kaaraan ayaa xalay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad ku taal Congo oo xukun dil ah ku ridday dad lagu eedeeyay inay dileen Khuburo ka tirsan Q M.

Axad: January 30, 2022 Maxkamad militari oo ku taal Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Kongo ayaa 51 qof ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Koonfur galbeed oo maanta qabaneyso Doorashada Shan kursi.

Axad: January 30, 2022 Magaalada beeydhabo ee xarunta ku meelgaarka ee Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya, Waxaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya oo xoog ku galay xarunta Doorashada Gobolada waqooyi

Axad: January 30, 2022 waxaa mudo kooban hakad gashay shaqada guddiga doorashada kuraasta baarlamaanka ee gobollada waqooyi,…