Category: WARARKA MAANTA
Wasiir Dubbe: “Agaasime Sharma’arke xaaladdiisu wey soo hagaageysaa”
Axad: January 30, 2022 Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar…
Isbitaalka taqasusiga ee Dalmar oo daahfuray Qeybta cusub ee sifeynta Keliyaha (Sawirro)
Isbitaalka taqasusiga iyo Tacliiimiga ee Dalmar (Dalmar Specialist & Teaching Hospital) oo ka mid ah Isbitaalada casriga…
Baratan adag oo ka dhex biloowday ciidamada badda ee Maraykanka iyo Chain burburka diyaarad casri ah
Sabti January 29, 2022 Baratan adag ayaa ka dhex biloowday ciidamada badda ee Maraykanka iyo Ruushka, iyada…
Boqoradda heesaha aflaamta Hindiga oo cisbitaal la dhigay
Sabti January 29, 2022 Waxaa cisbitaal ku yaalla magaalada Mumbai ee dalka Hindiya lagu dabiibayaa Lata Mangeshkar…
Magaalada Dhuusamareeb Ciidamada xoogga dalka oo lagu wareejiyay deeq isugu jirta Xoolo iyo Raashin
Sabti January 29, 2022 Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb Macalin Cabdirahman Cali Maxamed “Geedaqorow”oo ay wehliyaan Wasiiro iyo qaybaha…
Rooble oo taageero ka helay beelaha Banaadiriga
Sabti January 29, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta kulan ku saabsan…
Wasiirka Caafimaadka iyo wafdi ay hoggaamineyso oo gaartay Magaalada Garoowe
Sabti January 29, 2022 Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fawziya Abiikar Nuur iyo Wafdiga ay…
Wasiirka A/Dibada oo aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Danjiraha Maraykanka
Sabti January 29, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta…
Qoyska Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa soo dhaweeyay bisad labo jir ah oo lagu magacaabo Willow
Sabti January 29, 2022 Qoyska Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa soo dhaweeyay bisad labo jir ah oo…
Dhacdada naxdinta leh ee la xirriirta ninka shanta dollar iyo fariinta uga tagay xaaskiisii hore
Sabti January 29, 2022 Ninkan ayaa arrintan naxdinta leh sameeyey markii ay xaaskiisii hore iyo ninkeeda ay…
Duufaan xooggan oo wadata roobab baraf ah oo ku dhufatay xeebaha bari ee dalka Maraykanka.
Sabti January 29, 2022 Duufaan xooggan oo wadata roobab baraf ah ayaa ku dhufatay xeebaha bari ee…
Ra’iisal wasaaraha Talyaaniga, Mario Draghi, oo ka codsaday madaxweyne dalkaas Sergio Mattarella inuu xilka sii hayo
Sabti January 29, 2022 Ra’iisal wasaaraha Talyaaniga, Mario Draghi, ayaa ka codsaday madaxweyne Sergio Mattarella inuu xilka…