Category: WARARKA MAANTA
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Rwanda oo ka wada hadlay iskaashiga labada Dowladood
Khamiis: January 27, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisaciid…
Abiy Ahmed oo Itoobiya ka qaaday xaaladdii deg-degga ahayd iyo waan waan
Khamiis: January 27, 2022 Golaha Wasiirada ee dalka Itoobiya ayaa Arbacadii shalay ansixiyey in la qaado lix…
Imaaraadka oo xayiraadda duulimaad ka qaaday 12 dal oo Afrikaan ah oo ay ka mid tahay Kenya
Khamiis: January 27, 2022 Imaaraadka Carabta ayaa xayiraadda duulimaad maalinta Sabtida ah ka qaadaya 12 dal oo…
Golaha Wasiirada oo amray in deg deg looga soo saaro ciidanka la geeyey B/Weyne
Khamiis: January 27, 2022 Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa amray in deg deg loo soo celiyo ciidamadii shalay…
DEG DEG: Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo hakiyay natiijada saddex kursi oo xildhibaan
Khamiis: January 27, 2022 Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka dalka ayaa goordhoweyd shaaciyay in uu hakiyay ku dhawaaqista…
Ciidamada ammaanka oo saakay xiran wadooyinka Muqdisho.
khamiis: January 27, 2022 –Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa saakay xiray qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho….
Banaanbax Xoogan oo Ka socda Magaalada Dhuusamareeb
khamiis: January 27, 2022 Isu soo bax balaaran ayaa ka Dhacay Magaalada Dhuusamareb kaasoo lagu taageerayo Xildhibaanimada…
Ciidan ka Wada Tirsan dowlada oo Muqdisho Dagal Ku Dhexmaray
khamiis: January 27, 2022 Ciidan ka mida Sirdoonka Somalia kuwooda dharacadka iyo Rag ka mida Malatariga Somalia…
Kenya oo xayiraaddii ka qaadday duulimaadyadii Imaaraadka ka imaan jiray
khamiis: January 27, 2022 owladaha Kenya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa ka wadahadlaya sidii xal looga gaari…
Mareykanka oo weli ka digaya duulaanka Ruushka ee ku wajahan dalka Ukrain
khamiis: January 27, 2022 Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Wendy Sherman ayaa Arbacadii sheegtay in Mareykanku…
Al-shabaab oo weeraray Gaari ay la socdeen garsooyaal Kenyan ah oo marayay Lamu.
khamiis: January 27, 2022 Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa weeraray gaari ay saarnaayeen garsooyal Kenyan ah oo gaaray ilaa…
Madaxweynihii hore ee HirShabeelle Waare oo sheegay in ciidanka la geeyey magaalada Beledweyne ay leeyihiin hal u jeedo
khamiis: January 27, 2022 Madaxweynihii hore ee HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ciidanka la geeyey…