Category: WARARKA MAANTA
Waa kumaa ninka ku guuleystay Kursigii uu ku fadhiyay wasiir Beyle?
Arbaco: January 26, 2022 Dr Cabdillahi Xashi Abib ayaa waxaa uu shalay ku guuleystay kursiga uu tirsigiisu…
Golaha wasiirada Itoobiya oo ansixiyay qaraar lagu qaadayo xaaladdii degdega ahayd ee dalkaas saarneed mudo bilooyin ah
Arbaco: January 26, 2022 Golaha wasiirrada ee Itoobiya ayaa meel mariyay qaraar lagu qaadayo xaaladdii degdegga ahayd…
Isbitaal ku yaal Mareykanka oo diiday bukaan doonayay in wadnaha laga badalo sababtoo ah ma uusan qaadan tallaalka Covid-19.
Arbaco: January 26, 2022 Isbitaal ku yaal Mareykanka ayaa u diiday bukaan doonayay in wadnaha laga badalo…
Sucuudiga iyo Thailand oo xiriir soo ceshaday 30 kadib dahab uu xaday nin u dhashay Thailand
Arbaco: January 26, 2022 Nin u dhashay dalka Thailand oo adeege ahaa dadka qaarna ay sheegeen in…
Gobolka Tigrey oo markii ugu horeysay 5 bil gudahood gargaar la gaarsiiyay
Arbaco: January 26, 2022 Tigrey oo markii ugu horeysay 5 bil gudahood gargaar la gaarsiiyay Hay’adda Laanqeynta…
Taliyihii hore booliska gobalka Banaadir Saadaq John oo si rasmi ah ugu biiray musharaxiinta kursiga tirsigiisu yahay HOP#248.
Arbaco: January 26, 2022 Taliyihii hore ee qeybta guud ee booliska gobalka Banaadir Saadaq Cumar Xasan oo…
Taalibaan oo reer Galbeedka wadahadallo kula leh magaalada Oslo
Arbaco: January 26, 2022 Wafdi ka socda maamulka Taliban oo ku sugan magaalada Oslo ee dalka Norway…
Booliska UK oo baaraya Xafiiska Ra’isul Wasaare Boris Johnson
Arbaco: January 26, 2022 Booliiska magaalada London ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameynayaan xafladii lagu qabtey…
Abiy Ahmed oo sheegay inuu wadahadallo xabbad-joojin ah la furayo TPLF
Arbaco: January 26, 2022 Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in ay jiri doonaan wadaxaajood xabbad-joojin ah oo…
Sedex xildhibaan oo maanta lagu doortay Magaalada kismaayo.
Arbaco: January 26, 2022 Waxaa maanta Magaalada kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah maamulka Jubbaland lagu qabtay Doorashada…
Shidaal la’aan baahsan oo laga soo sheegaya magaalada Jigjigadowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Arbaco: January 26, 2022 Wararka ka imanaya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto shidaal…
Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka oo ogolaatay in laga iibiyo dalka Masar 12 diyaaradood
Arbaco: January 26, 2022 Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa ogolaatay in laga iibiyo dalka Masar 12…