Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

TPLF oo soo rogaal celisay saddex degmana qabsatay

khamiis: January 27, 2022 Madaxa xafiiska isgaarsiinta dowladda ee deegaanka Cafarta ayaa BBC u sheegay ciidamada TPLF…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo la kulmay safiiro kala duwan

khamiis: January 27, 2022 Safiirka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya, Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka jiir oo xoojinayo…

Posted in WARARKA MAANTA

R/wasaaraha UK oo markale iska diiday inuu iscasilo

khamiis: January 27, 2022 R/wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa ku celiyay inuusan is casili doonin, wuxuuna ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha wasiirada oo la filayo inay shir ka yeeshaan ciidanka la geeyay Beledweyne.

khamiis: January 27, 2022 Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in shir aan caadi aheyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Dadka deegaanka Qaradhi oo kacabanaya abaar sameysay dadka iyo duunyada

khamiis: January 27, 2022 Seddexdii sano ee lasoo dhaafay kama uusan da’in roobku deegaanka Qaradhi ee Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Magacyada Xildhibaanada gobolada Waqooyi ee maanta lagu doortay Muqdisho

khamiis: January 27, 2022 Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah kuwa…

Posted in WARARKA MAANTA

Saadaq Cumar Xasan (John) oo goor dhaweyd loo doortay inuu ka mid noqdo Golaha Shacabka ee BFS

khamiis: January 27, 2022 Saadaq Cumar Xasan (John) ayaa goor dhaweyd loo doortay inuu ka mid noqdo…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiyo Abuukar Karaani oo aheyd agaasimihii maamulka iyo maaliyadda ee wasaaradda shaqada oo goor dhawayd u dhimatay dhaawacii gaaray.

Arbaco: January 26, 2022 Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho lagu dilay Maamo Safiyo Abuukar Karaani…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Gudaha somaliya oo sharci daro ku tilmaamay Ciidamadii maanta la geeyay magaalada B/weyne

Arbaco: January 26, 2022 Wax garadka Beesha xawaadle gaar ahaan Siyaasiyiin  kasoo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa goor…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Britain oo Ruushka ugu hanjabtay cunaqabateeyn

Arbaco: January 26, 2022 Ka dib markii Ruushku uu xadka Ukraine ka bilaabay dhoolatus milatari, ayuu Ra’iisul…

Posted in WARARKA MAANTA

Muqdisho oo goor dhawayd lagu dilay Haweenay Agaasime ka ah Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda

Arbaco: January 26, 2022 Waxaa goor dhawayd dhaawac Culus loogu geestay afaafka hore ee  Kaalinta Shidaalka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Joe Biden oo sheegay in cawaaqib xumo ay ka dhalan karto hadii uu Mdaxweyne Putin uu kuduulo wadanka Ukraine

Arbaco: January 26, 2022 Caalamka ayaa isha kuhaya xiisadda katagaan xadka Ukraine iyo wadanka Ruushka ee ay…