Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobe Dagaalka Gaza waa inuu dhammaadaa

Madaxa arrimaha gargaarka ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa sheegay in saddex bilood oo Israel ay weerar…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Arrimaha Dibada ee golaha shacabka BJFS oo kulan la yeeshay Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Muqdisho – Guddiga Arrimaha Dibadda Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka BJFS ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Odayaasha Dhaqanka Seylac oo Si Adag Uga Falceliyay Heshiiska Lagu Bixiyay Badda

Odayaasha Dhaqanka magaalada Saylac oo la hadlay warabahinta ayaa si adag uga hadlay in Muuse Biixi usan…

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Reer Burco oo ka soo horjeestay Heshiiska Badda ee Somaliland iyo Itoobiya

Shacab isugu jira Odayaal, Dhalinyaro iyo Dumar Kumannaan shacab ah oo ka careysan damaca dowladda Ethiopia ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiiradda Jaamacadda Carabta u fadhiya Kenya oo shir ka yeeashay damaca Itoobya ee badda Soomaaliya

Nairobi – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ka qeyb galay shir aan caadi aheyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Ingriiska oo Kahortimid Damaca ay Itoobiya Ku Dooneyso Dhulbadeedka Soomaaliya

Dowladda Ingiriiska ayaa qoraal kasoo saartay damaca Itoobiya ee dhul badeedka Soomaaliya iyada oo si buuxda u…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Puntland oo yeelatay Gudoomiye Baarlamaanka oo cusub

Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Puntland ayaa manta doortay guddoomiyaha golaha Wakiillada Maamulkaasi, waxaana ku guuleystay xildhibaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Afrika oo Itoobiya ugu Baaqay Ilaalinta Xiriirka Darisnimo iyo Bedqabka Geeska Afrika

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat oo si dhow ula socdaa xiisadda ka dhalatay heshiiska ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Muuse Biixi oo mar kale ka hadlay is-afgaradka Itoobiya

HARGEYSA —  Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo maanta ku soo laabtay magaalada Hargeysa kadib heshiiksii uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka,xag amni,siyaasadeed iyo xadgudubka Itoobiya

Muqdisho – Shirka Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka, xag amni, siyaasadeed iyo dhaqaaleba…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaanada gobolka waqooyi Bari ee Kenya oo cambaareeyay xadgudubka Itoobiya ee gudah Soomaaliya

Muqdisho – Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya ayaa cambaareeyay xadgudubka Itoobiya kula kacday madax banaanida dhuleed…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo difaacday is-afgaradka Somaliland, iyo IGAD oo war soo saartay

ADDIS ABABA — Dowladda Itoobiya ayaa difaacday is-afgaradka ay la gaadhay Somaliland, kaasi oo Somaliland ay ku sheegtay…