Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirada Somaliland oo ka shiray is-afgaradka Itoobiya

HARGEYSA — Golaha wasiirrada ee Somaliland ayaa maanta shir ka yeeshay is-afgaradka ay 1-dii Janaayo wada gaareen Somaliland…

Posted in WARARKA MAANTA

Banaanbax looga soo horjeedo damaca Ethiopia ee Badda Soomaaliyeed oo mar kale ka dhacay Muqdisho

Muqdisho – Kumannaan dadweyne ah oo ka careysan damaca Dowladda Ethiopia ee Badda Soomaaliya ayaa caawa isugu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo safiirada caalamka ee Muqsisho jooga gaarsiisay go’aankeeda ku aaddan gardarrada Ethiopia

Muqdisho – Wasaaradda arrimaha dibedda dowladda FS oo maanta shir isagu yeertay danjirayaasha Beesha Caalamka ayaa warbixin…

Posted in WARARKA MAANTA

Somalia Faults IGAD Executive’s Statement, Demands Apology

MOGADISHU – The Federal Government of Somalia has faulted a statement by the IGAD Executive Secretary Dr….

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo billowday dadaallo diblomaasi oo ka dhan ah is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya

MUQDISHO —  Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay qadka telefoonka kula hadlay hogaamiyayaasha dalal Carbeed oo Masar ay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo ku baaqay in la ixtiraamo madax-banaanida Soomaaliya

BRUSSELS —  Midowga Yurub ayaa Talaadadii ku adkeystay in la ixtiraamo madax-banaaniada Soomaaliya kadib markii Itoobiya ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Soomaaliyeed oo ka soo horjeestay Xadgudubka Dowladda Itoobiya

MOGADISHO – Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa martigalineysa dibadbax weyn oo looga soo horjeedo heshiiska Itoobiya iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamanka Carabta oo ka soo horjeestay damaca Ethiopia ee Badda Soomaaliyeed

Qaahira – Baarlamaanka Carabta ayaa si buuxda u diiday tallaabo kasta oo ka dhan ah Qaranimada, Madaxbanaanida…

Posted in WARARKA MAANTA

Jaamacadda Carabta oo caddeysay mowqifkeeda ku aadan heshiis beenaadkii Itoobiya Somaliland

Qaahira – Afhayeenka rasmiga ah ee Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Jamaal Rushdie ayaa cambaareeyay heshiisyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisulwasaare Xamse oo si kulul uga hadlay xadgudubka Itoobiya ee dhulkeena ‘Bad, Beri iyo Cir’

Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre oo markii uu shirka soo idlaaday warbaahinta la hadlay ayaa ugu baaqay shacayka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha JFS oo hortagay fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal ee BJFS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hortagay fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo ‘waxba kama jiraan’ ku tilmaamtay is-afgaradka Itoobiya iyo Somaliland

MUQDISHO —  Dawladda Soomaaliya ayaa si xooggan uga soo horjeesatay Is-afagradka ay gaareen Itoobiya iyo Somaliland. Kadib…