Category: WARARKA MAANTA
Shirkii Golaha Wasiirada ee Dowladda FS iyo Xadgudubka Dowladda Itoobiya
Golaha Wasiirrada Xukuummadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya shirkiisa aan caadiga ahayn ee lambar: SHGW058.01.2024 ee qabsoomay 02 Janaayo…
Madaxweynaha JFS oo ugu baaqay Shacabka inay u midoobaan difaaca Midnimada Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka hor jeediyey Baarlamaanka, waxaanu si adag uga…
Itoobiya iyo Somaliland oo kala saxiixday is-afgarad ‘taariikhi ah’
ADDIS-ABABA — Itoobiya iyo Somaliland ayaa maanta kala saxiixday is-afgarad ku saabsan iskaashiga dhinaca dhaqaalaha, siyaasadda iyo amniga….
Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddoomiyay Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Dejinta Ajendayaal Muhiim ah
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 7-aad ee Guddiga…
Golaha Wasiirrada oo shir degdeg ah la’isugu yeeray maalinta berri ah
Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa beri shir degdeg ah la isugu yeeray si go’aan looga soo…
Liis xildhibaano oo la isku khilaafsan yahay oo looga dhowaaqay Puntland
GAROOWE — Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ayaa soo saaray liiska xildhibaanada baarlamanka 6-aad ee Puntland, oo ka…
Cayaaraha Maamul Goboleedyada oo si xiiso leh uga socda Muqdisho
Xulka gobolka Banaadir ayaa guul ka gaaray dhiggiisa xulka kubadda cagta ee dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ciyaar…
Ciidamada Mareykanka oo Badda Cas ku quusiyay doomo ay wateen Xuutiyiinta Yemen
Ugu yaraan toban ka tirsan kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadda maanta ah lagu dilay kuwa kalana waa…
Wasiirka Awqaafta XFS oo kulan la qaatay hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka Xoogga Dalka
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta JFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta xafiiska ku qaabiley hoggaanada…
US Navy Helicopters Destroy Houthi Boats in Red Sea after Attempted Hijack
The US Navy has destroyed Houthi “small boats” whose crew attempted to board a container ship in…
Howjoogihii Khawaarijta ee degmada awdheegle oo lagu dilay howlgal qorsheysan
Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgallo qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka…
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in sanadka cusub la qaadayo dhagaxyada amni ee yaalla waddooyinka caasimadda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay in bilowga sanadka cusub…