Category: WARARKA MAANTA
Jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo la shaaciyey
Arbaco: September 22, 2021 Guddiga maamulka doorashada kuraasta labada Aqal ee Somaliland ayaa soo saaray jadwalka doorashada…
Saameyn dhaqaale oo ku aadan khilaafka Farmaajo iyo Rooble ku yeeshay dhaqaalaha Muqdisho.
Arbaco: September 22, 2021 Khilaafka siyaasadda ee u dhexeeya madaxweynaha Soomaaliya iyo Raysulwasaaraha waxa uu saameyn ku…
Safiirka Soomaaliya Uganda oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka Uganda
Arbaco: September 22, 2021 Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa kulan…
Ra’iisul wasaaraha Pakistan oo sheegay in uu aqoonsan doono Taalibaann marka ay xushmeyso xuquuqda aadanaha
Arbaco: September 22, 2021 Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistan, Imran Khan, ayaa BBC-da u sheegay in dalkiisa uu…
Malaysia oo Thailand ka dalbaneysa iney u soo gacan geliso nin ku xad-gudbay diinta Islaamka
Arbaco: September 22, 2021 Booliiska dalka Malaysia ayaa sheegay inay ka dalbanayaan Thailand inay u soo gacan…
Cali Yare Cali oo ka hor yimid banaanbaxa Wasiirka amniga uu ku fasaxay
Arbaco: September 22, 2021 Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa waxba…
Taliyaha Qeybta Booliska Bari oo kulanka amniga la qatay Taliyahasha
Arbaco: September 22, 2021 Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa kulanka amniga la…
Taalibaan oo magacowday danjiraha Afghanistan ee Qaramada Midoobay
Arbaco: September 22, 2021 Taalibaann ayaa weydiisatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay inay khudbad u jeediso madaxda…
Madaxweyne Laftagareen oo magacaabis sameeyay
Muqdisho | September 21, 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Mudane Aadan…
Shir Muqdisho uga furmay Guddi ka Shaqeynaya bixitaanka AMISOM
Muqdisho | September 21, 2021–Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Muqdisho shir uga furay…
Wasiirka Amniga ‘’ Qoyska Ikraan waa ay dhigan karaan bannaanbax nabadeed ‘’
Muqdisho | September 21, 2021–Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa Maanta Xafiiskiisa ku…
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS oo tababar ka furay Kismaayo
Muqdisho | September 21, 2021–Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa qeybtii 3aad ee…