Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka DANAB oo degaano kala wareegay Al-Shabaab

Muqdisho |Axad:  September 12, 2021–Ciidanka Kumaandooska xooga dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo Amray in aan wax lacag ah laga bixin Khasnadda Dowladda

Muqdisho |Axad:  September 12, 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen  Rooble ayaa amar ku bixiyay in aan…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Kenya oo ka hadlay xariga falanqeeye Cabduwahaab

Muqdisho |Axad:  September 12, 2021–Booliska dalka Kenya ayaa waxaa ay shaaciyeen inay billaabeen baariraanka kiiska Cabduwahaab Sheekh…

Posted in WARARKA MAANTA

Laamaha ammaanka laascaanood oo dad u qabtay dilkii Xildhibaanka

Muqdisho |sabti:  September 12, 2021–Waxaa xalay fiidkii magaalada Laasacaanood lagu dilay Cabdirisaaq Axmed Cilmi (Cardoofe) oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaweynaha Tunisia oo wax ka badalay dastuurka dalkaas

Sabti: September 11, 2021 Tunis: M/weynaha dalka Tunisia Keys Saacid ayaa sheegay inuu wax ka badalayo dastuurka dalkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday oo ku qaabilay wafdi heer sare ah Villa Somaliya.

Sabti: September 11, 2021 Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer…

Posted in WARARKA MAANTA

Taalibaan oo ka jawaabtay eedaymo ay Qaramada Midoobay u soo jeedisay

Sabti: September 11, 2021 Afhayeen u hadlay Taalibaan ayaa meesha ka saaray eedaymaha Qaramada Midoobey ee sheegaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka maaliyadda Beyle oo kormeer shaqo ku tagay Dekeda Muqdisho

Sabti: September 11, 2021 Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kormeer shaqo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Bush oo ka digay weeraro argagixiso oo ka dhaca Mareykanka.

Sabti: September 11, 2021  Madaxweynihii hore ee Maraykanka, George W. Bush, ayaa sheegay in ay muuqato in…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Mahad Salaad oo hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan dalka,

Sabti: September 11, 2021  Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka ee muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday oo kulan gaar ah la qaadan doona Xoghayaha Qaramada Midoobay

Sabti: September 11, 2021 Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ay hoggaamineyso ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo ku amray wasaaradda maaliyadda inaysan bixin karin lacag uusan isaga soo saxiixin

Sabti: September 11, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray wasaaradda maaliyadda inaysan bixin…