Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo laga xusay 20-guurada weeraradii argagixiso ee September 11

Muqdisho |sabti:  September 11, 2021–Dadka iyo Dowladda Mareykanka ayaa xusaya 20-sano guuradii ka soo wareegtay weeraradii argagixiso…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland oo xilka ka qaaday 9 Mas’uul kuwa kalena magacaabay

Muqdisho |sabti:  September 11, 2021–Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne waxaa uu  uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Danjire Cawaale Cali Kullane” Soomaaliya waxa ay u baahan tahay in hishiis dhanka beeraha ah la saxiixato dalka Shiinaha”

Muqdisho |sabti:  September 11, 2021–Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa hadalkan ka sheegay mar…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan u dhaxeeya Farmaajo iyo Rooble oo ka furmay Madaxtooyada

Muqdisho |sabti:  September 11, 2021–Waxaa tan iyo shalay deggan xaaladda siyaasadeed ee Muqdisho, kadib dedaallo dhexdhexaadin ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxdii Ahlusunna ee dagaalka looga saaray Dhuusamareeb oo dib u soo laabtay

sabti:  September 11, 2021  Waxaa maanta magaalada Guriceel gaaray Sheekh Maxamed Shaakir, madaxii xukuumadii hore ee Galmudug,…

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaanka Soomaaliya oo Xilka la wareegay.

sabti:  September 11, 2021  Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo ku baaqay xabbad-joojin shuruud la’aan ah Dagaalka Ethiopia

sabti:  September 11, 2021  Dowladda Mareykanka ayaa mar kale sheegtay in ay si aada ah uga walwalsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo laga xusay 20-guurada weeraradii argagixiso ee September 11

sabti:  September 11, 2021 Dadka iyo Dowladda Mareykanka ayaa xusaya 20-sano guuradii ka soo wareegtay weeraradii argagixiso…

Posted in WARARKA MAANTA

9/11: Muxuu sameeyay nin dhowr ilbiriqsi kaliya uga fakaday qaraxyada

sabti:  September 11, 2021 Labaatan sano ka hor, Andrew Cullen waxa uu goob joog u ahaa qaraxa…

Posted in WARARKA MAANTA

Shiinaha oo $ 31 milyan ugu deeqay Afghanistan

sabti:  September 11, 2021 Shiinaha ayaa ku dhawaaqay 31 milyan oo dollar oo gargaar ah oo uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Taalibaan oo dilay Ruuxullaahi Saalax oo la dhashay Madaxweyne kuxigeenkii dalka Afganistan

Sabti: September 11, 2021 Dagaalamayaal katirsan Taalibaan ayaa lagu soo waramayaa in maxbuus ahaan ku qabteen kadibna…

Posted in WARARKA MAANTA

Dil dad badan ka argagaxeen si weyna loo cambaareeyay oo ka dhacay Yaman.

Sabti: September 11, 2021 Dalka Yemen waxaa dil dad badan ka argagaxeen loogu geestay Muwaadin asal ahaan…