Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska Mudug oo gacanta ku dhigay shabakadihii ugu weynaa ee Khamriga keeni jiray Puntland

Axad: September 12, 2021 – Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland, ayaa gacanta ku dhigay laba kamid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Muwaadin Soomaaliyeed oo shan qof ku dhaawacay dalka Talyaaniga.

 Axad: September 12, 2021 –Muwaadin Soomaali ah ayaa xalay shan qof ku dhaawacay weerar tooreey loo adeegsaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoyska Cabdiwahaab Rooble ku eedeeyay inuu masuul ka yahay xarriga Cabdiwahaab

 Axad: September 12, 2021 Xaliimo Maxamed oo ah xaaska Proff Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad, oo warbaahinta kula hadashay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Doorshooyinka Hir-shabeelle oo ku daray is Diiwaangalinta Musharaxiinta

 Axad: September 12, 2021 Wararka ka imaanaya saakay Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Guddiga Doorshooyinka Dowlad Goboleedka…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska Kenya oo sheegay in baaritaano lagu hayo maqnaanshaha Prof Cabdiwahaab

Axad: September 12, 2021  Mas’uuliyiin ka tirsan Kenya ayaa sheegay in Sabtidii ay bilaabeen baaritaanno ku aaddan…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharraxiin Soomaali ah oo ka qeybgalaya doorashada Canada

Axad: September 12, 2021 Dalka Canada waxaa ka billowday doorashada hordhaca ah ee Baarlamanka, taas oo socon…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska Somaliland oo Dad u xiray Dilka AUN Xildhibaan Cabdirisaq Cardoofe.

Axad: September 12, 2021 Ciidamada ammaanka Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Axmed oo booqday jiiddaha dagaalka ay isaga soo horjeedaan ciidamada Itoobiya iyo Jabhada TPLF.

Axad: September 12, 2021 Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa booqasho ku tagay meelo ka mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Britain oo sheegay inay baarayaan dab lagu qabadsiiyay masaajid

Axad: September 12, 2021 Booliska Britain ayaa sheegay inay baarayaan fal dambiyeed dab lagu qabadsiiyay masaajid ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkii Rooble iyo Farmaajo oo lagu kala Dareeray kadib markii Ikraan tahliil la diiday cadaalad Hesho.

Axad: September 12, 2021 sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, kulamo ay lahaayeen dhinacyada dowlada…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan lagu toogtay Laascaanood

Muqdisho |sabti:  September 11, 2021–Xildhibaan Cabdirisaaq Cardoofe oo kamid ahaa Golaha deegaanka ee degmada ayaa hadda lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

In ka badan 100 qof oo laga cudurka Karoonaha Soomaaliya saacaddihii ugu dambeeyay

Muqdisho |sabti:  September 11, 2021–In ka badan 100 ayaa laga helay cudurka Karoonaha 24-kii saac ee lasoo…