Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Maalinta Afrika oo ka socda Shiinaha

Muqdisho | September 4, 2021:-Danjire Cawaale Cali Kullane Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dal waynaha Shiinaha ayaa khudbad…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Soomaaliya oo gaaray Qaahira

Muqdisho | September 4, 2021:-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Rooble oo Fariin u diray Taliyaha NISA Fahad yaasiin waqtina u qabtay kiiska Ikraan Daawo

Sabti: September 4, 2021 48 saac kadib Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo Jowhar gaaray

Muqdisho | September 4, 2021:-Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Suuriya oo soo dhaweysay codsigii Lubnaan ee ahaa in korontada laga soo xiriiriyo suuriya

Sabti: September 4, 2021   Suuriya ayaa lagu soo warramayaa inay soo dhaweysay codsigii Lubnaan ee ahaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabis sameeyay

Muqdisho | September 4, 2021:-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO: Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo qaabilay ergayga gaarka ah ee Norway ee Soomaaliya

Muqdisho | September 4, 2021:-Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Suudaan oo beenisay in ciidankeeda galeen Itoobiya

Muqdisho | September 4, 2021:-Dawlada Sudaan ayaa iska fogeysay oo beenisay eedaymaha kaga yimid Xukuumada Abiy Ahmed…

Posted in WARARKA MAANTA

Ugaas Beesha Gaaljecel oo ah Beesha ay kasoo jeedo Ikraan Tahliil Faarax oo shegay Daawo

Sabti: September 4, 2021    Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi oo ah Ugaaska Beesha Gaaljecel, oo ah Beesha…

Posted in WARARKA MAANTA

New Zealand oo wacad ku martay inay xoojin doonto shuruucda u degsan ka hortagga argagixisada

Sabti: September 4, 2021   Ra’iisul Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa wacad ku martay inay xoojin…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaalida iyo Canfarta oo isku mari la’ wadaxaajoodk colaadda ka taagan

Sabti: September 4, 2021  Maamullada Soomaalida iyo Canfarta ayaa lagu soo warramayaa in ay isku mari la’…

Posted in WARARKA MAANTA

Kiiska Ikraan Tahliil: Shan su’aal oo jawaab uga baahan madaxda NISA

Sabti: September 4, 2021  Maqnaanshaha 70-ka maalmood socday iyo geerida ka danbeysay ee Ikraan Tahliil Faarax oo…