Category: WARARKA MAANTA
Raisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Wakiilo Beesha Caalamka
khamiis: August 12, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula qaatay magaalada…
Qarax goor dhawayd ka dhacay Deegaanka Ceelgaal
khamiis: August 12, 2021 Wararka ka imaanayo Deegaanka Ceelgaal oo qiyaastii 13kmt dhinaca waqooyi ugu beegan Magaalada…
Maraykanka oo uga digtay Muwaadiniintiisa inay u safraan
khamiis: August 12, 2021 Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxay uga digeen Muwaadiniintooda inay socdaal ku tagaan Kenya,…
Lix kamid ah Kuraasta Aqalka Sare oo lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb
Moqdisho,August 12, 2021 —Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ka dhacday doorashada lix kamid ah kurasta Aqalka…
Hay’addo shaaciyay in Saddex Milyan oo Soomali ah wajahayaan gaajo & Cuduro
HMoqdisho,August 12, 2021 —ay’adaha Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas ayaa ku baaqay in tallaabo degdeg ah la qaado…
Erdogan oo sheegay inuu la kulmi karo hoggaamiyaha Taliban
Moqdisho,August 12, 2021 —Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inuu la kulmi karo hoggaamiyaha kooxda Taliban, si…
Musharax Daahir Geelle ‘’ Doorashooyinka Aqalka sare sida ay ku bilaawdeen waa arrin laga xumaado”
Moqdisho,August 12, 2021 —Musharax Daahir Maxamuud Geelle oo kamid ah musharixiinta xilligaan ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in…
Baarlamaanka Galmudug oo ka noqday qodobkii ay ku diideen doorashada gacan taaga
Moqdisho,August 12, 2021 —Xarunta Baarlamaanka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka socota doorashada Xildhibaannada Aqalka sare qeyb…
Weerar ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo
Moqdisho,August 12, 2021 —Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka…
90 ka mid ah xarumaha warbaahinta Afghanistan oo xirmay
Moqdisho,August 12, 2021 —Iyadoo Taalibaan ay ku sii siqeyso qabsashada guud ahaan Afghanistan ayaa in ka badan 90…
Golaha Ammaanka ee QM oo shir ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya
Moqdisho,August 12, 2021 —Golaha Ammaanka ee QM ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo khamiis Gelinka dambe ay…
Basadiir oo soo salaamay Soomaalida taageerada u ah sheegayna in uu Xamar tagayo
Khamiis August 12, 2021 Ibraahim Mustafa waa majaajileyste u dhashay Tanzania isla markaana ay si weyn u…