Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya Cudurka Covid-19 oo dad hor leh soo ritay sida ay sheegtay wasarada Caafimaadka

Arbaco: August 4, 2021 Waxaa si kordhaya tirada dadka uu soo ridanayo cudurka Karoona ee gudaha Soomaaliya,…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka wareysi siiyey VOA

Arbaco: August 4, 2021 Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer federaal, Maxamed Xasan Maxamed (Cirro) oo wareysi…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh shariif “Waxaan had iyo goor aaminsannahay dimuqraadiyadda iyo in la galo tartan xor ah

Arbaco: August 4, 2021 Shiikh Shariif Shiikh Axmed  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegaya in…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhakhtar ku sugan xuduudda Suudaan iyo oo shegay in saaka uu arkay maydad hor leh

Arbaco: August 4, 2021 Dhakhtar ku sugan xuduudda Suudaan iyo Itoobiya gaar ahaan goobtii dhawaan laga helay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Mursal oo xafiiskiisa ku qaabilay guddiga xaqiijinta qoondada Haweenka

Arbaco: August 4, 2021 Guddoomiyaha golaha shacabka baalamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xafiiskiisa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland oo sheegay in khilaaf dambe uusan dhici doonin

Arbaco: August 4, 2021 Gudoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada ee Jamhuuriyadda goonni isutaageeda ku dhawaaqday ee Somaliland,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dabley qafaalatay markab ka babanayay calanka dalka Panama xilli uu marayay xeebaha Cummaan

Arbaco: August 4, 2021 Dabley ayaa qafaalatay markab uu ka babanayay calanka dalka Panama xilli uu marayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Fiqi oo sheegay in howlgallada Al-Shabaab looga saarayo Gobolka Mudug uu soo bilowday 40 cisho ka hor

Arbaco: August 4, 2021 Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in howlgallada Al-Shabaab …

Posted in WARARKA MAANTA

Xeer-ilaaliyaha Guud ee gobolka New York Latitisa James oo dambi ku heshay guddoomiyaha gobolkaas

Arbaco: August 4, 2021 Xeer-ilaaliyaha Guud ee gobolka New York Latitisa James ayaa dambi ku heshay guddoomiyaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo ku guulaysatay in la kala qaado labadii dhinac ee ku dagaallamay tuulada SAAX-MAYGAAG

Arbaco: August 4, 2021 Xukuumadda Puntland, ayaa ku guulaysatay in si rasmiya loo kala qaado labadii dhinac…

Posted in WARARKA MAANTA

Boris Johnson oo sheegay inay qasab tahay in Iran ay wajahdo cawaaqibka weerarkii Markabka

Arbaco: August 4, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa sheegay inay qasab tahay in Iran ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Milatariga Soomaaliya oo shaaciyay in ay ku wajahan yihiin degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug

Arbaco: August 4, 2021 Taliska Ciidamada Milatariga Soomaaliya, ayaa shaaciyay in ay ku wajahan yihiin degmada Xarardheere…