Category: WARARKA MAANTA
Gabadha saamaynta badan leh Kuuriyada Waqooyi lana dhalatay hogaamiyaha Kuuriyada oo ka digtay
Arbaco: August 4, 2021 Gabadha saamaynta badan leh ee la dhalatay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un…
Israel oo Hanjabaad kulul oo ku wajahan Iran dirtay
Arbaco: August 4, 2021 Ra’isul wasaaraha Israel Naftali Bennett ayaa jeediyay hadal kulul oo ku wajahan Iran,…
Milatariga Afghanistan oo ku amray dadka ku nool magaalada ku taal Koofurta dalka inay isaga baxaan
Talaado: August 3, 2021 Taliye sare oo ka tirsan milatariga Afghanistan ayaa ku amray dadka ku nool…
Rooble oo caawa kulan qadka internetka kula yeeshay madaxda dowlad goboleedyada
Talaado: August 3, 2021 Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa lagu shaaciyey in Rooble uu…
Galka Baarista oo shaaciyey XOG cusub oo laga helay askartii la geeyay Eritrea iyo qorshe ay bilowday DF
Talaado: August 3, 2021 Xog cusub ayaa kasoo baxeysa dhalinyarada dowladda federaalka ay tobabarka ciidan u geysay…
Puntland iyo Galmudug oo xal ka gaaray shaqaaqo khasaaro geeysatay oo ka dhacay gaalkacyo
Talaado: August 3, 2021 Kulan Maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa Maanta…
Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Gobolada Waqooyi
Talaado: August 3, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay…
Beelo dagaalsanaa oo heshiis ku gaarey degmada Dooloow ee Gobolka
Talaado: August 3, 2021 Colaad bishii hore degmada Doolow ee Soomaliya ku dhex martay laba beelood oo…
Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka baarlamaanka oo Gudiga QM Kala Hadlay arintaas.
Talaado: August 3, 2021 Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda xilgaarsiinta Xil. Xaniifa Maxamed Ibraahim iyo…
Haweeneyda ugu afka weyn Haweenka Caalamka oo la shaaciyey.
Talaado: August 3, 2021 Maamulka Diiwaanka Mucjisooyinka iyo Dhacdooyinka La-yaabka Caalamka lagu kaydiyo ee Guinness World Records…
Faa’idooyinka naasnuujinta u leedahay ilmaha
Talaado: August 3, 2021 Toddobaadkan waxaa dunida oo dhan looga asteeyey maalinta naas nuujinta adduunka si bulshooyinka…
Meydad tiro badan oo laga helay webi mara xadka Tigray iyo Suudaan
Talaado: August 3, 2021 Tiro meydad ah oo dul sabeynayay webi mara xadka Suudaan iyo Itoobiya ayaa…