Category: WARARKA MAANTA
Nin iska dhigay qof dumar ah si uu saaxibtii ugu sameeyo imtixaam
Talaado: August 3, 2021 Ardey wax ka dhigta mid kamid ah jaamacadaha Senegal ayaa la qabtay kadib…
Itoobiya oo sheegtay in dowladda aaney wada hadal la furi doonin hoggaanka TPLF.
Talaado: August 3, 2021 Wasiirka dimuqraadiyeynta Itoobiya, Zadig Abraha, ayaa u sheegay BBC-da in dowladda Itoobiya aaney…
Kaalinta Soomaaliya ay ka gashay tartanka orodka Japan
Talaado: August 3, 2021 Cali Iidow oo Soomaaliya ku matalayay tartanka orodka ee olimbikada ee ka socda…
Waa kuma Cabdirisaaq Khaliif guddoomiyaha cusub ee wakiilada Somaliland?
Talaado: August 3, 2021 Waxaa maanta lagu dhowaaqay natiijada codbixinta golaha wakiilada Somaliland, waxaana kusoo baxay Cabdirisaaq…
Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo loo diiday in uu ka dhoofo garoonka Nairobi
talaado: August 3, 2021 Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa laga hor istaagay in uu ka…
Deeqda waxbarasho ee Hormuud Telecom oo sanadkii 3aad la bixinayo
talaado: August 3, 2021 Afar boqol oo arday oo kasoo baxday dugsiga sare ee iskuulaadka dalka ayaa…
Akhriso: Sida ay u dhacday doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland
Magaalada Hargeysa ayaa waxaa Maanta sirasmi ah uga qabsoontay doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Soomaliland iyo labadiisa kuxigeen,…
Trump oo ka soo horjeestay sii deynta galka canshuurihiisa
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa kahor imaan doona amar dhawaan ka soo baxay Waaxda Caddaaladda…
Xildhibaannada Golaha Wakiilada Somaliland oo guddoomiye doortay
Xildhibaannada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay kulankoodii ugu horreeyay ku yeesheen Magaalada Hargeysa, kaas oo ujeedkiisa …
Dhul gariir kale oo Maanta ka dhacay Turkiga
Laba Dhul-gariir oo kala gooni ah ayaa waxay Waaberigii hore ee maanta oo Talaado ah ruxeen meel…
Buuq iyo fowdo ka bilaabantay fadhigii Baarlamaanka Somaliland
Waxaa buuq iyo fowdo uu hareeyay kulankii ugu horreeyay oo ay manta magaalada Hargeysa ku yeesheen Xildhibaannada…
Heshiis laga gaaray dagaal Beeleed ka dhacay Gobolka Gedo
Maamulka degmada Dooloow ee gobolka Gedo iyo odayaasha dhaqanka degmadaas ayaa ku guuleestay in ay heshiis dhexdhigaan…