Madaxweyne Biden oo ku dhowaaqaya siyaasad cusub oo la xiriirta COVID-19
Khamiis: july 29 2021 Madaxweyne Joe Biden ayaa Khamiista maanta ah ku dhawaaqi doono in malaayiinta qof…
Guddoomiyaha Doorashooyinka Heer Federaal Cirro oo ka hadlay doorashadii Kismaayo
Khamiis: july 29 2021 Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa maanta ka billaabatay…
Illaa 5 kun oo qaxooti Ethiopian ah oo la filay in maalmaha soo socda ay ka gudbaan xadka Sudan
Khamiis: july 29 2021 Illaa 5 kun oo qaxooti Ethiopian ah ayaa la filayaa in maalmaha soo…
Kuuriyada Waqooyi: Maxaad ka taqaannaa awoodda 12-ka nin ee ilaaliya Kim Jong-un?
Khamiis: july 29 2021 Waxaa caalamka oo dhan laga arkay 12 waardiye oo uu leeyahay madaxweynaha Kuuriyada…
Kursiga labaad ee doorashada aqalka sare oo ku guuleestay Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag
Khamikis: July 29 2021 Kursiga labaad ee doorashada aqalka sare ka socota magaalada Kismaayo, waxaa ku guuleestay…
Ra’iisul Wasaaraha ku meel gaarka Haiti oo balan qaaday qaban doono doorasho
Khamikis: July 29 2021 Ra’iisul Wasaaraha ku meel gaarka ah ee dalka Haiti ayaa balan qaaday in…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday oo dhawaan soo saaray wareegto uu ku dalacsiiyey 174-sarkaal
Khamikis: July 29 2021 Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu dhawaan soo saaray wareegto…
Senetorkii ugu horreyey eeAqalka Sarre Oo la doortay
Ilyaas Baddal Gabboose ayaa noqday Xildhibaankii ugu horreeyey ee loo doorto inuu kamid noqdo mudaneyaasha Aqalka sare…
Saynisyahanno ka soo jeeda Mareykanka oo sheegay Shiinaha inuu ballaarinayo awooddiisa samynta iyo keydsiga hubka Niyukilarka.
Khamiis: july 29 2021 Saynisyahanno ka soo jeeda dalka Mareykanka ayaa sheegay Shiinaha inuu ballaarinayo awooddiisa samynta…
Seyga wasiirka cayaaraha ee Kenya Amina Maxamed oo saakay ku geeriyooday magaalada Nairobi
Khamiis: july 29 2021 Seyga wasiirka cayaaraha ee Kenya, Amina Maxamed, ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Nairobi…
Ciidamada Dowlada iyo Al-shabaab oo ku dagaalamay degmada Buulo burte
Khamiis: july 29 2021 Warar dheeraad ah ayaaa ka soo baxaya Dagaal kulul oo saakau ka dhacay…
Xil kaqaadis lagu sameeyay Agaasimihii Guud Ee Telefishinka Qaranka Tunisia
Khamiis: july 29 2021 Madaxtooyada dalkaasi waxay ku dhawaaqday in Xilkii laga qaaday Madixii Telefishinka dalkasi, Maxamed…