Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo digniin u dirtay dadka doonaya qalqalgalinta doorashada

Madaxweyne ku xigeenka maamulka galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa shir gudoomiyay shirka amniga doorashooyinka Galmudug oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo sheegtay in weerar lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay weli howlgallo kala duwan ka…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:- Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyay london

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada London ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo ugu baaqay Maamulada in ay dedejiyaan doorashada Aqalka Sare

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay soo gudbinta Jubaland Axmed Madoobe iyo Guddiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Xilliga Jubbaland ay bilaabeyso doorashada Aqalka Sare oo la shaaciyay

Guddigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Gobaleed ee Jubbaland ayaa Maanta sirasmi ah u shaaciyay xilliga…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo shaacisay Magacyada qaar kamid ah Musharixiinta Aqalka Sare

Guddigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Gobaleed ee Jubbaland oo si rasmi ah u shaaciyay qaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka dowlad degaanka Soomaalida oo ka hadlay dadka la dilay

War-saxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Islaamulka Soomaalida ee Ethiopia ayaa lagu sheegay in maamulka Cafarta ee dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo guddi u xil saartay kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd hay’adda Nabad sugidda Qaranka

Talaado: July 27 2021 Dowladda Soomaaliya ayaa magacaawday guddi loo xil saaray inay soo baaraan kiiska Ikraan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Tunisia oo difaacay talaabooyinka uu ku laalay qaar ka mid ah heyadaha Qaranka Dalkaasi

Talaado: july 27 2021 Madaxweynaha dalka Tunisia ayaa difaacay talaabooyinka uu ku laalay qaar ka mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Canfarta oo ugu baaqday dadka deegaanka inay la dagaalamaan falaagada Tigreega, sida ay qortay AFP.

  Talaado: july 27 2021 Dowlad deegaanka Canfarta ayaa ugu baaqday dadka deegaanka inay la dagaalamaan falaagada…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka amniga ee Fiqi oo dhaleeceeyay labo qof oo rayid ah lagu dilay Mudug.

  Talaado: july 27 2021 Wasiirka amniga ee Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa dhaleeceeyay labo qof oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalalka Turkiga iyo Qatar oo War ka soo saaray xiisadda ka taagan Dalka Tuunis.

Talaado: july 27 2021 Madaxtooyada dalka Turkiga ayaa maanta canbaareysay go’aankii madaxweynaha dalka Tuunis uu xilka uga…