Diyaarad uu la socday Wasiirka Difaaca Turkiga iyo Taliyayaal kale oo Shil ku gashay Hawada Sare
Talaado: july 27 2021 Diyaarad uu la socday Wasiirka Difaaca dalka Turkiga Hulusi Akar iyo Taliyayaal kale ayaa…
Wasiirka Gaashaandhigga oo wada hadal Aaladda Fogaan kula yeeshay Ergada Qiimeynta Amniga ee Q.midoobay
Talaado: july 27 2021 Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Xuseen Xaaji ayaa wada hadal Aaladda Fogaan aragga ee…
Xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shaacisay horumarada laga gaaray doorashooyinka
Talaado: july 27 2021 Xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey horumarada illaa…
Ciidamada xoogga iyo kuwa Galmudug oo saakay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ku Wajahan Xaradheere ka wada Mudug.
Talaado: july 27 2021 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay…
Dagaal u dhaxeeya Canfarta iyo Somalida oo goor dhawayd bilaawday
Talaado: july 27 2021 Dagaal ayaa hadda ka socdaa duleedka magaalada Garba Ciise kaas oo u dheexeeyo…
Dabeylaha xoogan oo shaqo la’aanta dhigay kalluumeystada Berbera
Talaado: july 27 2021 Kalluumeysatada magaalada Berbera ayaa sheegay iney camal la’aan la soo deristay kaddib marki…
Axmed Madoobe xalay kulan gaar ah la qaatay guddiga hirgelinta doorashada heer federaal & midka maamulkaasi
Talaado: july 27 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay kulan gaar…
57 Muhaajiriin oo geeriyoodeen Dooni shalay ku degtay meel ka baxsan Xeebaha Liibiya.
Talaado: july 27 2021 57 Muhaajiriin ayaa laga cabsi qabaa inay ku geeriyoodeen Dooni shalay ku degtay…
Dabley hubaysan oo dad shacab ah ku laayay baadiyaha degaanka Dhagxanya-cadde oo ku dhow degmada Galdogob
Talaado: july 27 2021 Dabley hubaysan ayaa dad shacab ah xalay ku laayay baadiyaha degaanka lagu magacaabo,…
Q.midoobay “ Afghanistan Sannadkan waxaa ku dhintay shacabkii ugu badnaa oo gaaraya 3000 kun
Isniin: July 26 2021 Warbixino cusub oo ka soo baxay qaramada midoobaya ayaa caddaynaya in dadka shacabka…
Xisbiyada siyaasadeed ee Tunisia oo ku eedeeyay madaxweynaha inuu sameeyay afgambi
Isniin: July 26 2021 Xisbiyada siyaasadeed ee ugu waaweyn dalka Tunisia ayaa ku eedeeyay madaxweynaha inuu sameeyay…
Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland oo xaruntaas ku soo dhaweeyay Madaxweynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Faroole
Isniin: July 26 2021 Guddoomiyaha Baarlamanka dowladda, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta oo Isniin ah Xafiskiisa ku…