Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo kormeeray wadooyin uu biyo dhigay Roobka

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray wadada Daalo…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo soo saartay digniin ku socota Kalluumeeysatada

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Kheyraadka Badda Jubbaland Maxamed Cumar Buni ayaa kalluumeysatada Jubbaland uga digay khatarta…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida oo sheegay in uu difaacayo shacabka Garba Ciise

Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay inay difaaci doonaan dadka Soomaalida ah ee deggaanka aagga…

Posted in WARARKA MAANTA

Maleeshiyaad ku dagaalamay Gobolka Gedo oo la kala qaaday

Nabaddoonada, waxgaradka iyo saraakiisha Ciidamada Xooga dalka ee ka howlgala Jubaland ayaa ku guuleystay inay damiyaan colaad…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska degmada Garbahaareey oo soo bandhigay Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay

  Isniin: July 26 2021   Taliska Ciidamada Booliska degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble “ Waxaa khasab in ay helaan haweenka qoondada boqolkiiba 30″

Isniin: July 26 2021   Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa shaley waxa uu magacaabay guddi…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiru Dowlah-a Madaxtooyada oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga

Isniin: July 26 2021 Wasiiru Dowlah-a Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Khaliif oo xafiiskiisa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Ramli Cali oo u cayaaraysay Somaliya oo looga adkaaday tartanka feerka

Isniin: July 26 2021 Ramli Cali oo Soomaaliya ku mataleysay tartanka ciyaaraha feerka ee ka socday magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Rabshado ka socda Tunisia kadib go’aankii xaley madaxweynaha joojiyay shaqada baarlamaanka

Isniin: July 26 2021 Rabshado ayaa ka socdaa afaafka hore ee baarlamaanka Tunisia kadib go’aankii xaley madaxweyne…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan gobolka Hiiraan

Isniin: july 26 2021 Warrarka laga helayo gobolka Hiiraan ee Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax waddada dhinaceeda…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiyada mucaaradka ee Ucid iyo Wadani oo wali raja ka qaba tartanka guddoonka golaha wakiilada Somaliland

Isniin: july 26 2021 Doorashadii ka dhacday jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland 31-kii May intii…

Posted in WARARKA MAANTA

Waa tuma gabadha la feertameyso Ramla Cali?

. Isniin: july 26 2021 Maria Claudia Nechita waa gabadha maanta lagu wado inay la feertanto Ramla…