Posted in WARARKA MAANTA

Khasaaro ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay dagaal degaan ku yaal duleedka degmada Matabaan ee Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Axmed oo wacad ku maray in uu iska caabin doono Kooxda TPLF

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta wacad ku maray inuu iska caabin doono weerarada “cadowga” Ethiopia,…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir laga yeeshay Amni darrada kajirta Magaalada Marka

Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa Maanta ka qabsoomay kulan ay yeesheen guddiga amniga…

Posted in WARARKA MAANTA

Xafiiska Xuquuqul Insaanka Somaliland oo ka hadlay kufsi & dil ka dhacay Hargeysa

Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Somaliland ayaa qoraal ay ku baahisay barta twitter-ka ku sheegtay inay ka xuntahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliye Biixi oo socdaal ku tegay degaan ay sheegteen inay la wareegeen Al-Shabaab

Taliyaha Ciidanka Dhulka  ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi iyo Saraakiil uu hoggaaminayay ayaa kormeeray…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalalka ay ka socdaan Ciidanka AMISOM oo ka shiray la bixitaanka Ciidankooda

Khubaro Farsamo oo ka kala socday Dowladaha Afrikaanka ee Ciiddankooda qeybta ka yihiin Hawlgalka AMISOM ayaa waxay…

Posted in WARARKA MAANTA

Imaaraatka oo si rasmi ah u daah-furay safaaraddiisa Israa’iil ee Dalkaasi

Arbaco: July 14. 2021 Imaaraatka ayaa si rasmi ah u daahfuray saafaraddiisa Israa’iil, waa tallaabadii ugu dambaysay…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dadka ku dhintay Koonfur Afrika oo garay 100 qof

. Arbaco: July 14, 2021 Tirada dhimashada rabshadaha Koonfur Afrika ayaa sii kordhaysa, waxayna gaadhay illaa 72…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiradaha Xamsa Saciid iyo Khadiija Max’ed Diiriye oo Weerar afka ah ku dhex maray baraha Bulshada.

Arbaco: July 14, 2021 Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay wasaaradda…

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasimihii Wasaarada Gaadiidka Nuur Cali Yalaxow oo goor dhawayd lagu dilay Degmada Yaaqshiid.

Arbaco: July 14, 2021 Wararka ka imaanaya Degmada yaaqshiid ayaa sheegay in goor dhawayd halkaas  lagu dilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Taalibaan oo ‘Jihaad’ ugu hanjabtay ciidamada Turkey haddii ay sii joogaan Afghanistan

Arbaco: July 14, 2021 Ururka Taalibaan ayaa Talaadadii dowladda Turkey uga digay in ciidmadeedu ay sii joogaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Xafiiska Xuquuqul Insaanka Somaliland oo ka hadlay kufsiga iyo dilka loo geystay Hinda Cumar

Arbaco: July 14, 2021 Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Iskeed Madax-banaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa qoraal…