Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo Beenisay in Al-Shaab ay dib ula wareegtay deegaanka bacaadweyn

Arbaco: July 7 2021 Maamulka Galmudug ayaa beeniyey inay ciidankooda iyo milateriga dawladda Somaaliya ka bexeen deegaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Masar oo ku eedeysay Itoobiya inay jabisay sharciga markii ay billowday buuxinta biya wabiga Nile.

  Arbaco: July 7 2021 Dowladda Masar ayaa ku eedeysay Itoobiya inay jabisay sharciga caalamiga ah ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Kenya oo eedayn u jeediyay Madaxweyne Uhurru Kenyatta

Arbaco: July 7 2021 Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa lagu dhalleeceeyay jabinta sharciga bandowga ee u…

Posted in WARARKA MAANTA

gaashanbuurta Nato oo sheegtay inay diyaar u yihiin inay wada hadalo la galaan Ruushka.

Arbaco: July 7 2021 Wasiirka difaaca dalka Germany ayaa sheegtay in gaashanbuurta nato ay diyaar u yihiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo goor dhawayd gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda Dowlad-goboleedka Jubaland.

Arbaco: July 7 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda…

Posted in WARARKA MAANTA

ciidanka Asluubta Puntland oo ka hadlay Maxbuus ka baxsaday xabsiga magaalada Qardho

Arbaco: July 7 2021 Taliska ciidanka Asluubta dowlad goboleedka Puntland ayaa faah faahiyey sida uu u baxsday…

Posted in WARARKA MAANTA

Waxgaradka beesha Ebakar-gaab Macalin Dhiblaawe oo ka horyimid saami qeybsiga xildhibaanada

Arbaco: July 7 2021 Waxgaradka beesha Ebakar-gaab Macalin Dhiblaawe oo ka mid ah beesha Waceysle ee Abgaal…

Posted in WARARKA MAANTA

WHO oo ka digtay in la qaado xayiraadaha COVID-19

Arbaco: Luly 7 2021 Hay’dda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa uga digtay dowladaha caalamka in ay fududeeyaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka Jubbaland.

Arbaco: Luly 7 2021 Wararka ka imaanaya saakay Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Wafdi uu Hogaaminayo  Ra’iisul…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista oo ka warbixiyay shir uu uga qeyb-galay dalka Morocco

Arbaco: Luly 7 2021 Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda xilgaarsiinta Duraan Axmed Faarax ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaaradii Lagu La’aa Dalka Raashiya Oo shalay la waayay oo La Helay

Arbaco: Luly 7 2021 Wasaaradda Gurmadka Degdega ee dalkaasi ayaa sheegtay in burburka Diyaaradaasi laga helay meel…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Israel oo diiday in uu cusbooneysiiyo sharci ku meel gaar ahaa

Arbaco: Luly 7 2021 Baarlamaanka Israel ayaa diiday in uu cusbooneysiiyo sharci ku meel gaar ahaa oo…