Hoggaamiyaha Maleeshiyaad ay taageerto Iiran oo u hanjabay Mareykanka
Hoggaamiyaha maleeshiyo Iraqi ah oo ay Iran taageerto ayaa wacad ku maray inuu ka aargudan doono dilkii…
Guddiga doorashooyinka Maamulka Puntland oo guddoon doortay
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta oo Talaado ah kulan ku yeeshay xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee…
Buuga Danjire oo uu Qoray Danjire Cali amerika oo la soo bandhigay Sawiro. Muqaal
Talaado: July 6, 2021 Qoraa Cali Maxamed Nuur amerika soona Noqday Safiirka Soomaaliya ee Kenya kana shaqeeya…
Galmudug oo ka hadashay Dagaalkii saakay ee Bacaadwayn
Talaado: july 6 2021 War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada amniga Galmudug ayaa waxaa looga…
Cumar C/rashiid oo ka digay musuq-maasuq iyo boob la xiriira doorashada xildhibaanada labada aqal.
Talaado: july 6 2021 Ra’iisul wasaarihii hore ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke ayaa…
Maamulka Hotelka Sarova Stanley oo beeniyay in madaxweynaha Puntland uu iibsaday hotelkooda
Talaado: july 6 2021 Hoteelka Sarova Stanley ayaa beeniyay wararka sheegayay in madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdillahi Deni…
Masar oo sheegtay in Itoobiya ay bilaabeen buuxinta kaydka biyo-xidheenka
Talaado: july 6 2021 Wasiirka waraabka dalka Masar ayaa sheegay in Isniintii uu ka helay ogeysiis rasmi…
Xoghayaha difaaca Kenya iyo ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Nairobi
Talaado: july 6 2021 Xoghayaha arrimaha difaaca dalka Kenya, Monica Juma iyo ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya…
Diyaarad Ruush laga leeyahay oo ay la socdeen 29 qof oo lagu waayay Jasiiradda
Talaado: july 6 2021 Diyaarad Ruush laga leeyahay oo ay la socdeen 29 qof ayaa lagu waayay…
Yuusuf Dabageed “Waxay halkaan doorashadu ku imaan weyn kartaa in madaxweyne Cali Guudlaawe
Talaado: july 6 2021 Xili xaalada B/weyne ay tahay mid aan daganayn ayaa waxaa ka hadlay sida…
Guddoomiyaha Gobolka Awdal oo ka hadlay Dil xalay loo gaystay arday
Talaado: july 6 2021 Saacado kadib Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Dil ka dhacay Magaalada Awdal ee…
Ciidamo ka Ruqaansaday Wisil oo Saakay aroor hore la Wareegay degmada Bacaadweyne
. Talaado: july 6 2021 Wararka ka imaanaya saakay Gobolka Mudug, ayaa sheegaya in ciidamada Daraawiishta Galmudug…