Talyaaniga oo u soo baxay koobka Euro 2020 Xalay Markii uu ka raayay Spain
Arbaco: Luly 7 2021 Xulka Qaranka Kubadda Cagta Talyaaniga ayaa gaaray kama-dambeysta koobka xulalka Qaramada Qaaradda Yurub…
Weriye caan ah oo lagu toogtay waddo ku taal magaalada Amsterdam.
Arbaco: Luly 7 2021 Weriye caan ah oo dambiyada baara oo u dhashay dalka Holland ayaa si…
Dhaqaalo intee dhan Mareykanka kaga baxay dagaalka afganistaan 20 sano kadib
Talaado: July 6, 2021 Ciidamada Mareykanka ayaa isaga baxay saldhigga Bagram ee dhaca waqooyiga magaalada caasimadda ah…
Gabadh la sheegay inay muqdisho ka timid oo ay booliska Jigjiga kala baxeen gurigeeda
Talaado: July 6, 2021 Qureesh Abiib Xuseen oo ah gabadh da’ yar ayay booliska dowlad deegaanka Soomaalida…
Taliyaha Tigray Jeneraal Tsadkan Gebretensae oo ku baaqay xabbad-joojin heshiis lagu yahay
Talaado: July 6, 2021 Taliyaha xooggaga Tigray ee dhawaan la wareegay magaalada Mekelle, Jeneraal Tsadkan Gebretensae,…
Gabadhii ugu horreeyey oo Soomaaliya uga qayb galaysa ciyaaraha feerka ee Olombikada
Talaado: July 6, 2021 Ramla Cali oo ah gabadh Soomaali ayaa mar kale taariikh u sameynayso dalkeeda,…
Nigeria oo amar ku bixiyey in si degdeg ah albaabbada la isugu dhufto iskuulada qaar
Talaado: July 6, 2021 Hay’adaha dowliga ee gobolka Kaduna ee dalka Nigeria ayaa amar ku bixiyey in…
Hoggaamiyaha maleeshiyo Iraqi ah oo wacad ku maray inuu ka aargudan doono Mareykanka
Talaado: July 6, 2021 Hoggaamiyaha maleeshiyo Iraqi ah oo ay Iran taageerto ayaa wacad ku maray inuu…
Kenya oo xal raadinaysa afduubka ku soo badanaya
Booliska dalka Kenya ayaa sameeyay koox gaar ah oo baaraya kiisaska afduubka la xiriira oo ay sheegeen…
SAWIRO:-Mareykanka oo Gaadiid dagaal ku wareejiyay dowladda Soomaaliya
Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika o loo yaqaan ( AFRCOM) ayaa Maanta oo talaado ah waxaa Taliska…
Puntland oo dib u dhigtay doorasho laga qaban lahaa Saddex degmo
Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta shaaciyay xiliga rasmiga ah ee ay dhacayso doorashada horudhaca…
Afar qof oo ku dhimatay Kaawo kusoo duntay Magaalada Muqdisho
Inta la xaqiijiyay 4 qof ayaa ku geeryootay halka mid kalena uu dhaawac ka soo gaaray kadib…