Koofur Afrika oo baareysa arrinta ku saabsan haweeneydii dhashay 10 carruur ah
June 19 2021 Dowladda Koofur Afrika ayaa baareysa arrinta ku saabsan haweeney ka soo jeedda gobolka Pretoria…
Difaaca hawada ee Saudi oo hawada ku burburiyay gantaal iyo diyaarado oo kooxda Xuuthiyiinta
June 19 2021 Difaaca hawada ee boqortooyada Saudi Arabia ayaa Sabtida maanta ah hawada ku burburiyay ilaa…
Safiirka Dowladda Kenya ee Soomaaliya Lucas Tumbo oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho
June 19 2021 Waxaa magaalada Muqdisho saakay gaaray Safiirka Dowladda Kenya ee Soomaaliya Lucas Tumbo oo dib…
Beelaha Gobolka Nugaal oo qaaddacday magacaabid uu sameeyay Madaxweynaha Puntland Deni.
June 19 2021 Mid kamid ah Beelaha Gobolka Nugaal, ayaa si adag u qaaddacday magacaabid uu sameeyay…
Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “Taageerayaasha Farmaajo ayaa weli ku jira guddiga doorashada”
Wuxuu intaas ku daray in ku dhowaad 20 ruux oo taageerayaasha Farmaajo ah, iyo tobaneeyo dharcad ah…
Xisbiga WADANI oo Xukuumadda ku eedeyay inay faregelin ku heyso doorashooyinka Magaalooyinka
Xoghayaha Guud ee xisbiga Mucaaradka WADANI ee Soomaaliland Khadar Xuseen Cabdi, ayaa sheegay in xukuumaddu faro-gelin ku…
Guddoomiyaha Mandheera oo sheegay inay kordheen weerrarada Al-Shabaab
Guddoomiyaha Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Cali Ibraahim Rooba ayaa sheegay in dhibaato dhanka amniga ah…
Booliska Mombasa oo baaraya kiiska dilka Gabar Soomaali ah
Booliiska magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ee dalka Kenya ayaa baaraya shabakad tahriibinta dadka ah, oo la…
40,000-kun oo arday oo maanta Imtixaan u fadhiistay degaanada Somaliland
Imtixaanka Shihaadiga Dugsiyadda Sare ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday degaanada maamulka Somaliland sida…
Sacuudiga oo qorsheynaya in xajkan ku qeybiyaan biyaha Samsamka mishin Casri ah xanuunka Covid-19
June 19 2021 Sacuudiga ayaa qorsheynaya in xajkan ay mashiinno casri ah xujeyda u qeybiyaan biyaha barakeysan…
Khilaaf ka dhashay doorashada gudoomiyaha degmada Laascaanood
Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa sheegay in dib loo dhigay Kalfadhigii golaha deegaanka cusub ee magaalada Laascaanood oo…
Golaha Guud Qaramada Midoobay mar kale Antonio Guterres u doortay xoghayaha guud
June 19 2021 Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlibiyad leh u doortay Antonio Guterres…