Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ka wada hadlay horumarinta xiriirka labada dal

Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud  Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa dhiggiisa Azerbaijan Jeyhun Bayramov kulan gaar ah kula yeeshay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dacwad hor leh oo lagu soo oogaayo Madaxweynihii hore ee DDSI

Xafiiska xeer ilaalinta dawlad deegaanka Soomaalida Dalka Itoobiya, oo muddo wadday baadhitaan ku saabsan tacaddiyadii iyo gabboodfalladii…

Posted in WARARKA MAANTA

Ebrahim Raisi oo Noqday madaxweynaha Iiraan doorashadii madaxweynaha ee ka dhacday waddanka Iran

June 19 2021 Ebrahim Raisi oo ahaa musharrax madaxweyne ayaa ku guuleystay doorashadii madaxweynaha ee Jimcihii ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shiinaha oo hawada sare u diray sadex cirbixiyeen oo shaqo ka bilaabi doonaa saldhiga hawada sare

June 19 2021 Shiinaha ayaa hawada sare u diray sadex cirbixiyeen oo shaqo ka bilaabi doonaa saldhiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Iran oo goor dhow ka bilaabatay tirinta codbixintii ay shalay dhiibteen shacabka wadankaasi

June 19 2021 Wadanka Iran waxaa goor dhow ka bilaabatay tirinta codbixintii ay shalay dhiibteen shacabka wadankaasi…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Talyaaniga oo shaaca ka qaaday in ciidamo ay usoo direyso xeebaha Soomaaliya

June 19 2021 Dowladda Talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo ay usoo direyso xeebaha Soomaaliya kuwaasi…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kula kulmay dhiggiisa waddanka Azerbaijan Dalka Turkiga

June 19 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa dhiggiisa  waddanka Azerbaijan Jeyhun…

Posted in WARARKA MAANTA

Burcad hubeysan oo xalay K/afrika ku dilay muwaadin Soomaaliyeed

June 19 2021 Burcad hubeysan oo u dhashay waddanka Koonfur Afrika, ayaa xalay degaan ka tirsan Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Bukhari oo ku baaqay dagaal ka dhan ah kooxda Boko Haraam.

June 19 2021 Madaxweynaha waddanka Nigeria Muhammadu Bukhari ayaa ku baaqay in ciidamada dalkiisa ay isku diyaariyaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Joe Biden oo saxiixay sharci ka dhigaya maalin fasax ah Juneteenth

June 19 2021 Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa saxiixay sharci ka dhigaya maalin fasax ah 18-ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Falastiin oo qaadacay heshiis ay Israa’iil ku siin lahayd milyan oo tallaalka Covid 19 ah.

June 19 2021 Maamulka Falastiin ayaa qaadacay heshiis ay Israa’iil maamulkaas ku siin lahayd ugu yaraan hap…

Posted in WARARKA MAANTA

doorashada xildhibaanada baarlamaanka ugu adag oo ka dhici Doonta dhuusamareeb

June 18, 2021 Inkasta oo si guud ay sanadkaan u adag tahay doorashada xildhibaanada ee baarlamaanka Soomaaliya…