Rooble oo amar kusoo rogay dhammaan wasiirada xukuumaddiisa inta lagu guda jiro waqtiga kala guurka
May 31 2021 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar kusoo rogay dhammaan wasiirada xukuumaddiisa…
IRC oo war kasoo saartay muwadiniin Shiinaha u dhashay oo lagu afduubtay Itoobiya
May 31 2021 Hay’adda caalamiga ah ee IRC ayaa xaqiijisay in lagu soo wareejiyay muwaadiniin u dhashay…
Shiinaha oo sheegay in muwadiniinta loo ogoladay inay dhali karaan hadda kadib 3 carruur ah.
May 31 2021 Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay maanta oo isniin in muwadiniinteeda loo ogolaaay inay dhali karaan…
Hooyo iyada oo codeyneyso ay foosha qabatay Doorashada Somaliland
May 31 2021 Hooyo kamid aheyd dadkii codkooda ka dhiibanayay doorashada ka socota Somaliland ayay foosha qabatay…
Wafdi gaaray degmada Baraawe kulamana bilaabay
Wafdi Saraakiil ah uu hogaaminayo Taliyaha Qeybta 60aad ee Ciidanka xoogga dalka Jenaraal Maxamed Sheikh Cabdullahi (Ciirow)…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Safiirka Itoobiya kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho kulan kula…
Madaxweynayaasha Jubbaland & Puntland oo dib ugu laabtay degaanadooda
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo, kadib safar shaqo…
Muwaadin Soomaali ka tirsanaa Kooxda Xuutiyiinta oo dagaal lagu dilay
Muwaadinka Soomaaliyeed oo la sheegay inuu ka barbar dagaalamayey Maleeshiyadda Kooxda Xuutiyiinta ayaa lagu dilay Iska-horimaad ay…
Xuutiyiinta oo lagu eedeeyay inay khasab ku dagaal-geliyanayaan Qaxooti & Muhaajiriin Afrikaan ah
Wasiirka Warfaafinta, Dalxiiska iyo Dhaqanka ee Dowladda Yemen, Mucamar Al-Eryaani waxa uu ka digay inay Maleeshiyada Xuutiyiinta…
Golaha guud ee QM oo canbaareeyay af-genbiga Maali
Madaxweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobe Volkan Bozkir, ayaa cambaareeyay af-genbiga ka dhacay dalka Maali, wuxuuna ku…
Wafdi gaaray Magaalada Beledweyne & ujeedka oo la shaaciyay
Wafdiga oo isugu jira Wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka & Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay Maanta gaareen…
Muuse Biixi” Doorashooyinka Soomaaliland Caalamka ayaa isha ku haya”
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in guud ahaan degaannada Soomaaliland ay ka bilaawdeen doorashooyinka isku…