Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in la diyaariyay Ciidamo suga Amniga doorashada

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in laaGuddiga amniga doorashooyinka ay u…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharaxiinta oo lagu wado inay Xukuumadda u gudbiyaan xubnaha doorashooyinka ee ka Tirsan Nisa

May 31 2021 Midowga Musharaxiinta ayaa lagu wadaa inay Xukuumadda u gudbiyaan liiska xubnaha qaar ee Guddigii…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda

May 31 2021 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Haramcad oo saakay dad shacab ah ku dilay Jowhar iyo banaanbaxyo ka socda halkaas

May 31 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Jowhar ee Xarunta  gobolka Shabeelaha Dhexe ka dhacay Fal dil…

Posted in WARARKA MAANTA

Romaniya oo sheegtay in ciidamada ammaanka ay muhaajiriin ay ku jiraan Soomaali.

May 31 2021 Warbahinta dalka Romaniya ayaa daabacay in ciidamada ammaanka ee dalkaasi ay xireen ugu yaraan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland oo saakay dib ugu laabanaya Kismaayo iyo Garoowe

May 31 2021 Madaxweyneyaasha maamulada Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam( Axmed madoobe) oo…

Posted in WARARKA MAANTA

hoggaamiyeyaasha mucaaradka Somaliland Cirro iyo Feysal Waraabe oo Codadkooda dhiibtay

May 31 2021 Somaliland waxaa saaka ka bilaabatay codeynta doorashada golaha wakiilada iyo kuwa deegaanka. Dadweynaha ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiisha Nigeria oo sheegay in dabley hubeysan ay afduubteen arday badan

May 31 2021  Saraakiisha Nigeria ayaa sheegay in dabley hubeysan ay afduubteen arday badan oo dhiganayay iskuul…

Posted in WARARKA MAANTA

Wargeyska Washington Post oo qoray in Iran ay Weerartay xarun ay leedahay CIA-da Mareykanka

2021May 31 2021  Wargeyska Washington Post ayaa qoray in koox Iran ku xiran ay awood u yeelatay inay beegsato…

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Somaliland oo saakay u dareeraya codbixinta doorashooyinka wakiillada iyo deegaanka

2021May 31 2021 Dadweynaha Somaliland ayaa saacado kadib u dareeraya codbixinta doorashooyinka isku sidkan ee golayaasha wakiillada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad 10 qof oo Afghani ah ku dhimatay markii hoobiye uu ku habsaday guri ay ka socotay xaflad aroos

May 31 2021 ugu yaraan lix qof oo rayid Afghani ah ayaa la dilay tiro kalana waa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibedda Israel oo gaaray Qaahira si uu dhiggiisa Masar ugala hadlo xabad joojintii Gaza.

May 31 2021 Wasiirka arrimaha dibedda ee Israel Gabi Ashkenazi ayaa gaaray magaalada Qaahira si uu dhiggiisa…