Guddoomiyaha Aqalka Sare oo wada-hadallo la yeeshay dhiggiisa Pakistan
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Oo kulan khadka taleefoonka ah kula yeeshay dhigiisa dalka Pakistan Sadiq Sanjrani…
Sacuudiga oo xayiraadii socdaal ka qaaday Dalal ay kujirto Soomaaliya
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Sacuudiga ayaa shaacisay in laga bilaabi Maanta oo Axad ah in loo…
Sheekh Shariif” Dalka Soomaaliya waxaa laga badbaadiyay dagaalo sokeeye”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyay heshiiskii doorashada ee dhawaan lagu gaaray…
Xayiraadda COVID-19 oo saameeyn ku yeelatay Iskuullada Victoria
Gobolka Victoria ee dalka Australia waxaa weli saaran xayiraaddii dhawaan lagu soo rogay, waxaana meelaha ay saameysay…
Shekh shariif “ Ciidamada bad-baado Qaran Waxay muhiim u ahaayeen in Dalka uu Doorasho Galo waana u Mahad Celinayaa
May 30 2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ahna haatan guddoomiyaha Golaha Midowga…
Doorashada Somaliland oo Bari dhacaysa oo ay isku soo sharaxeen haween badan
. May 30 2021 Maanta oo keliya ayaa inaga xigta doorashooyinkii isku sidkanaa ee baarlamaanka Jamhuuriyadda iskeeda…
Duuliye shirkadda US airlines oo qirtay inuu sanadkii hore ku dhaqaaqay fal anshax xuma
May 30 2021 Duuliye horay uga tirsanaa shirkadda diyaaradaha ee US airlines ayaa qirtay inuu sanadkii hore…
Ra’iisul wasaaraha UK oo xaflad qarsoodi ah ku guursaday Gacalisadiisa
May 30 2021 Ra’iisul Wasaare Boris Johnson ayaa sida la sheegay gacalisadiisa Carrie Symonds ku guursaday xaflad…
Gobolka Victoria Australia oo weli saaran xayiraaddii Xanuunka COVID-19
May 30 2021 Gobolka Victoria ee dalka Australia waxaa weli saaran xayiraaddii dhawaan lagu soo rogay, waxaana…
Al-shabaab oo shirkada dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar ka dalbatay lacag laaluush
May 30 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kadib al-shabaab Xiriir ay la soo samaysay…
Dugsiyada waxbarashada ee gobolka Ontario ee dalka Canada oo dib loogu laabtay
May 30 2021 Dugsiyada waxbarashada ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa xiran muddo laba bil ah,…
Sacuudiga oo xayiraadii socdaal ka qaaday dalalka Imaaraadka, Jarmalka, Mareykanka, Ireland, Talyaaniga, UK , Sweden, Switzerland, Faransiiska iyo Japan
May 30 2021 Dowladda sacuudiga oo xayiraadii socdaal ka qaaday 11 dal oo u badan reer galbeedka…