Joe Biden oo sheegay inaysan wax isbeddel ah ku iman ballan-qaadkiisa ku aadan amniga Israel
May 23 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay inaysan wax isbeddel ah ku iman ballan-qaadkiisa ku…
Dowladda Turkiga oo u suuragashay inay qaab kale ku hesho diyaaradaha uusan duuliyaha saarneyn
May 23 2021 Dowladda Turkiga ayey u suuragashay inay qaab kale ku hesho diyaaradaha uusan duuliyaha saarneyn…
Sacuudiga oo soo rogay amar hor leh oo Xajka ku saabsan
May 23 2021 Boqortooyada Sacuudiga ayaa soo rogtay amar hor leh oo ku saabsan Xajka sanadkan 2021-ka….
Midowga Afrika oo ka hadlay go’aankii ay dowladda ku diiday ergeygii u soo magacaabeen Soomaaliya
May 23 2021 Bayaan kasoo baxay Midowga Afrika ayaa waxaa looga hadlay go’aankii ay dowladda Soomaaliya ku…
Taliye Gen. Xijaar oo la kulmay Madaxa Amisom iyo Wakiilka Gaarka midowga Afrika kalana hadlay.
May 23 2021 Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa la kulmay Madaxa Amisom…
Wasiirka Amniga Xundubey Jimcaale oo ka hadlay arrimaha amniga doorashada iyo sugideeda
May 23 2021 Xili uu socdo shirka wadatashiga qaran ee looga hadlaayo arrimaha doorashooyinka kaas oo shalay…
Ciidamada Ammaanka Beledweyne oo Xabsiga dhigay Saddex ruux
May 23 2021 Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in Ciidamada Ammaanka Magaalada Beledweyn ay Maanta…
Kulamadii ugu dambeeyay ee Premier League oo maanta dhacaya
May 23 2021 Waxaa maanta dhacaya kulamadii ugu dambeeyay ee xilli-cayaareedka Premier League, taas oo xiiso gaar…
Gobolka Hiiraan oo lagu wado in ay gaaraan wafdi ka socda Dowlada Somaliya
May 23 2021 waxaa lagu wadaa in Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan in ay soo gaaran…
Weerar bam-gacmeed oo xalay ka dhacay degmada Kaxda iyo qasaare ka dhashay.
May 23 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xaafada Kaxda oo xalay ka dhacay weerar…
doorashada baarlamanka iyo goleyaasha deegaanka oo si rasmi ah uga bilaabmay Somaliland
May 23 2021 Ololaha doorashada baarlamanka iyo goleyaasha deegaanka oo isku sidkan ayaa maanta si rasmi ah…
Koongo oo ugu baaqay dadka deggan goma in ay ka guuraan ka dib markii folkaane weyni ka qarxay.
Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo oo ugu baaqay dadka deggan magaalada bari ee Goma in ay isaga guuraan ka…