shirkii Teendhada Afisyoone ee arrimaha doorashooyinka oo furmay
May 22 2021 Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan Teendhada Afisyoone waxaa goor dhow si rasmi…
Dowladda Somaliya oo markii ugu horeysay ka hadashay dagaalkii ka dhacay Jowhar
Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dagaalkii…
Guddiga doorashooyinka Somaliland oo u digay Madaxda Xisbiyada & Musharixiinta
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa digniin ka soo saaray howlaha doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo degaanka Soomaliland, xilli Maalinta…
Shirka wadatashiga doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho
Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Teendhada Afisiyooni waxaa Maanta ka furmay Shirka Madasha wadatashiga Arriimaha doorashooyinka dalka….
Dhoolatus u bilowday Milliteriga Masar iyo Imaaraadka
Ciiddamo ka kala socda kuwa Khaaska ee dalalka Masar iyo Imaaraadka Carabta ayaa waxaa u furmay Dhoolatus…
Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo kala dhex-dhigtay Maleeeshiyo Beeleed dagaalamay
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybaha 27aad & 21aad ayaa waxaa la kala dhex-dhigay laba Maleeshiyo…
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Guddoomiyaha Wanla-weyn iyo Guddoomiyaha arimaha bulshada oo ka socda halkaas
May 22 2021 Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelada hoose saakay ayaa sheegaya in halkaas…
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde goor dhawayd
May 22 2021 Waxaa goor dhawayd soo gaaray garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Madaxweynaha dowlad goboleedka…
Ciidamada Dowladda oo B/weyne ku xir xiray Odayaasha dhaqanka Beelihii ku Dagaalmayay
May 22 2021 Ciidamada Dowladda Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo Saacadahii ugu dambeeyay howgalo ka…
Masar oo shegtay in heshiis la gaaro ka hor buuxinta labaad ee biyo xireenka Wabiga Niil
May 22 2021 Wasiirka Arimaha Dibadda Masar Saamix Shukri, ayaa caddeeyay in ay muhiim tahay heshiis la…
Madaxweynaha Hirshabelle Guudlaawe Oo lagu wado in uu goor dhaw soo gaaro Muqdisho
May 22 2021 Waxaa Garoonka Muqdisho ku sugan Xildhibaano wasiiro iyo Madax ka socota Xafiiska Raisal wasaaraha…
Afhayeenka Xukuumada Moalimuu oo shaaciyay in uu shirka Furmayo uuna shir Gudoominayo Rooble.
May 22 2021 Afhayeenka Xukuumada Somaliya Macalimuu ayaa goor dhawayd shaaciyay in uu furmayo shirka, waxa…