Wasiir ka tirsan Xukumada Koonfurta Suudaan, oo xalay loo diiday inuu raaco Diyaaradii Kenya Airways kadib markii laga helay xanuunsanaa COVID 19.
. 7-da Marso 2021 Wasiirka Arrimaha Samafalka iyo Maareynta Masiibooyinka ee dalka Koonfurta Suudaan, Peter Mayen Majongdit …
Ciidamada Konfurgalbeed oo Qarax Xoogan lagula eegtay degmada Waajid.
7-da Marso 2021 Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in Alshabaab ay halkaas Qarax xoogan kula…
Dalalka Masar iyo Sudan oo dalbaday dhexdhexaadin si loo soo afjaro khilaafka Webiga Nile
7-da Marso 2021 Dalalka Masar iyo Suudaan ayaa mar kale ku baaqay dhexdhexaadin caalami ah si loo…
Dowladda Turkiga oo xero militeri lagu tababaro Ciidamada GorGor ku Wareejisay Wasaaradda gaashaandhigga
7-da Marso 2021 Dowladda Turkiga ayaa xero militeri ku wareejisay dowladda Soomaaliya, gaar ahaan militeriga ay tababareen…
Ciyaarta kama dambeysta ee koobka Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya
7-da Marso 2021 Waxaa maanta lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo ciyaaraha gobollada iyo maamul magaalooyinka deegaanka Soomaalida…
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka hadlay sababihii keenay inuu fashilmo shirkii ugu dambeeyey ee ay dhowaan yeesheen labada dhinac
. 7-da Marso 2021 Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya, islamarkaana qeyb ka…
Golaha Wasiirada Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo isku shaandeyn lagu sameeyay ..
6-da Marso 2021 Waxaa maanta isku shaandeyn lagu sameeyay qaar kamid ah golaha wasiirada ee Dowlad Deegaanka…
Ciidamada amniga Puntland oo maalintii 2aad howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka wada duleedka magaalada Boosaaso
6-da Marso 2021 Ciidamada kala duwan ee amniga Puntland ayaa maalintii 2aad howlgal ka dhan ah Al-Shabaab…
Aqalka sare Mareykanka oo meelmariyay dhaqaalihii ugu badnaa ee Mareykanka uu ansixiyo cudurka Covid 19
. 6-da Marso 2021 \Aqalka sare ee dalka Mareykanka ayaa u codeeyay oo meelmariyay dhaqaalihii ugu badnaa…
Dowladda Jabuuti oo shaacisay in ay heshay qeybtii ugu horreysay ee tallaalka Covid-19.
6da Maarso, 2021: Dowladda Jabuuti ayaa shaacisay in maanta oo Sabti ah ay heshay qeybtii ugu horreysay…
Gantaalo lagu garaacay qeybo kamid ah waqooyiga Siiriya halkaasi oo ay maamusho dowlada Turkiga,
6da Maarso, 2021: Sedex Qof ayaa ku dhintay, 28 kalane waa lagu dhaawacay, kadib markii Gantaalo lagu…
Wax ka baro Magaalada Malindi, oo ah magaalo xeebeed Dalxiiska ee ku teedsan Badweynta Hindiya
6da Maarso, 2021: Waraaqdeenna taxanaha ah ee ay noo soo direen weriyeyaasha Afrika, Ismaaciil Cinaashe wuxuu ku…