Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka oo sheegay in Gurmad Biyo dhaamin looga baahan Yahay Gobolka Gedo..

6da Maarso, 2021: Dowlada Soomaaliya ayaa mar kale dhawaaq Xoogan ka muujisay biyo la’aanta ka taagan Gobolka …

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan ka tirsan Puntland oo y geeriyooday shil gaari oo ka dhacay Gobolka Sanaag.

6da Maarso, 2021: Xildhibaan Cali Axmed Salaad (Cali Dhahar) oo ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa u geeriyooday…

Posted in WARARKA MAANTA

Geelle oo sheegay in dadkiisa ay ku “khasbayaan” inuu u tartama doorashada madaxtinnimada dhaceysa 23 April..

6da Maarso, 2021: Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan ku dhawaaqay inuu mar kale isku sharraxaya…

Posted in WARARKA MAANTA

India oo sheegtay in Soomaaliya ay u soo dirtay shixnad talaalka Coronovirus ah

6da Maarso, 2021: Dowladda India ayaq sheegtay in Soomaaliya ay u soo dirtay shixnad talaalka Coronovirus ah,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dibadbaxayaal ka tirsan taageerayaasha hogaamiyaha mucaaradka Sinigaal oo dab qabad siiyay dhismooyin dawladeed

6da Maarso, 2021: Dibadbaxayaal ka tirsan taageerayaasha hogaamiyaha mucaaradka dalka Sinigaal oo xiran ayaa dab qabad siiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobey oo ku eedeysay ciidamada Eritrea inay boqolaal ruux ku dileen gobolka Tigteega

6da Maarso, 2021: Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan u doodista xaquuqda aadanaha ee Human Rights watch ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Baadariga Pope Francis, oo kulan Ciraaq kula yeelanaya Hogamiyaha Shiicada Ciraaq

6da Maarso, 2021: Baadariga ugu sarreeya madhab-ka Catholic-ga ee diinta masiixiga Pope Francis, ayaa maanta kulan taariikhi…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne al-Sisi oo booqashadii ugu horreysay ku tagay Sudan tan iyo markii xukunka laga tuuray al-Bashir

6da Maarso, 2021: Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa Sabtida maanta ah booqashadii ugu horreysay ku tagay…

Posted in WARARKA MAANTA

Siciid Deni “khasaare waa dhacay maxaabiista qeyb kamid ah wey ku guuleystaan inay ka fakiyaan Xabsiga

6da Maarso, 2021: Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in khasaare uu ka dhashay weerarkii lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Dadka COVID-19 ugu geeriyooday Soomaaliya oo kordhay

Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 48-kii saac ee lasoo dhaafay ay diiwaan gelisay 191…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo 6 Maalin u qabatay Shaqaalo ka tirsan QM

Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Xafiiska Xeer-ilaalinta Guud ee  Puntland ayaa muddo lix cisho ah u qabtay 14 qof…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda caafimaadka Somaliya oo sheegtay in saacadihii u dambeeyay cudurka Covid-19 laga helay 1,669 qof.

6da Maarso, 2021: Soomaaliya ayaa maanta diiwaangelisay 191 qof oo hor leh oo laga helay cudurka Karoona…