Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowladda oo howlgal qorsheysan fuliyey

Mogadisho  –February 12, -2020—Ciidamo ka tirsan Taliska Qaybta 21aad ayaa waxaa ay howlgal ka sameeyeen deegaano ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Koonfur Afrika: Muwaadin Soomaaliyeed oo ku dhintey Shil Gaari

Mogadisho  –February 12, -2020—Muwaadinkaan Soomaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Cabdirisaaq Axmad Carab oo loo yaqaaney Sanweyne ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir u dhaxeeya Dowladda & Dowlad goboleedyada oo Maanta furmaya

Mogadisho  –February 12, -2020—Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in uu Maanta ka furmo shir Sannadeedka Garsoorka dalka,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Dowladda oo Shir uga qeyb-galaya Uganda

Mogadisho  –February 12, -2020—Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Sadiiq Warfa ayaa gaaray magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

MD Laftagareen oo la kulmay Wafdi ka socda Dowladda Somalia

Mogadisho  –February 12, -2020—Wafdi ka socda Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo uu hoggaaminaayo Gudoomiye ku…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Guddoomiyaha G/Shabeellaha Hoose oo gaarey Marka

Mogadisho  –February 10, -2020—Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa Maanta gaarey wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Kalluumeysato 14-Cishe raq iyo ruux lagu waayay oo Meydadkooda laga helay Biyaha u dhaxeeya Soomaaliya iyo Yemen.

Mogadisho  –February 10, -2020—Sida ay daabacday Shabakadda Madaxa banaan ee Almasdar Online, waxaa maanta oo isniin ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Amar la dul-dhigay Hay’adaha ka howlgalla Baydhabo

Mogadisho  –February 10, -2020—Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Maamulka degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu soo laabtey Kismaayo

Mogadisho  –February 10, -2020—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmahaan ku sugnaa Magaalada Nairobi ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan sheegay in Ciidamada Janan khalqal Amni ka wadaan Mandheera

Mogadisho  –February 10, -2020—Xildhibaanka laga soo doorto Bariga Mandheera, Cumar Maxamed Macallin, ayaa BBC-da u sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeedinaya Shir Madaxeedka Afrika

Mogadisho  –February 10, -2020—Gelinka dambe ee Maanta oo Isniin ah ayaa la filayaa in la soo geba-gabeeyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Colaad ka jirtey deegaano ka tirsan G/Hiiraan oo la soo afjarey

TMogadisho  –February 10, -2020—aliska qeybta 21aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku guuleytay inay soo afjaraan…