Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Addis-Ababa

Mogadisho  –February 08, -2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb-galaya Meertada 33-aad ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Xuseen oo Mas’uuliyiin kala duwan kula kulmay Berlin

Mogadisho  –February 08, -2020—Wafdi uu hogaaminayo Mudane Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Caafimaadka oo kormeertay Isbitaalka Rajab Dayib Erdogan

Mogadisho  –February 08, -2020—Wasiirka Caafimaadka Dr Fawziya Abiikar Nur ayaa Maanta booqasho ku tagtay Isbitaalka Rajab Dayib…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabsida cudurka Coronavirus oo ka taagan dalka Itoobiya

Mogadisho  –February 08, -2020—Xarunta dabagalka cudurka Coronavirus ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay tani iyo marka uu cudurka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashooyinka Puntland oo kulamo ka bilaabay Boosaaso

Mogadisho  –February 08, -2020—Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland ayaa saaka oo ah 8/2/2020 waxay shir kula yeesheen…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Somalia oo jawaab ka dalbatey madaxda Isbitaalka Yardimeli

Mogadisho  –February 05, -2020—Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya , Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in ay mar kale…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Erdogan oo u digey Syria

Mogadisho  –February 05, -2020—Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay Syria inay ciidamadeeda kala baxdo goobaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen Wasiir Beyle & Safiirka Ruushka?

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayo halista Cudurka Coronavirus oo ka furmay Muqdisho

Mogadisho  –February 05, -2020—Magaalada Muqdisho waxaa ka furmey Shir looga hadlayo halista uu leeyahay cudurka Coronavirus,kaas oo…

Posted in WARARKA MAANTA

C/Kariin Guuleed”Waa ayaan darro in dowladda guluf dagaal ka abuurto Gedo”

Mogadisho  –February 05, -2020—Madaxweynihii hore ee Dowlad goboleedka Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guuleed ayaa Madaxda Dowladda Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Ardayda Wahun oo sheegay in Dowladda Somalia dayacdey

Mogadisho  –February 05, -2020—Ardayda Somaaliyeed ee wax ka barata Magaalada Wahun ee dalka Shiinaha ayaa waxaa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo ku baaqay wada-hadal

Mogadisho  –February 05, -2020—Madaxweyne kuxigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ugu baaqay dadka ku nool…