Dowladda oo Maanta Ciidamo horleh geyneysa Gobolka Gedo
Mogadisho –February 05, -2020—Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Saacadaha soo socda ee Maanta…
Wafdi gaarey Beledweyne oo la kulmey Madaxweyne Waare
Mogadisho –February 04, -2020—Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta gaarey wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Soomaaliya…
Dadka kasoo degaya Garoonka Aadan-Cadde oo laga baarayo Cudurka Coronavirus
Mogadisho –February 04, -2020—Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada muqdisho waxaa ay…
Saraakiisha Ciidanka AMISOM oo kulan ka yeeshay dhimista Ciidankooda iyo joogtay howlgalada.
Mogadisho –February 04, -2020—Taliyayaasha kala duwan ee Ciidamada AMISOM ayaa waxaa Magaalada Muqdisho uga furmay shir ay…
Garsoore Maraykan ah oo diiday in uu ka laabta Xukun uu riday Muwaadin Soomaaliyeed.
Mogadisho –February 04, -2020—Garsoore ka tirsan Maxkmaadda Federaalka Gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa diiday in uu…
C/raxmaan Odawaa”Waxaan baadi goob u gelayaa dadkii ay Villa Somalia kala qeybisey”
Mogadisho –February 04, -2020—Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo kamid ahaa musharixiintii Madaxweynaha Galmudug ee aan si…
Wasiir Hore Daahir Geelle oo hal qodob ku dhaliiley Madaxda Dowladda
Mogadisho –February 04, -2020—Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre Siyaasi Daahir Maxamuud…
Musharax kale oo taageerey doorashadii Dhuusamareeb una mahad celiyey Dowladda
Mogadisho –February 04, -2020—Xildhibaan Cabdullaahi Faarax Wehliye oo kamid ahaa Musharixiintii isku baheystay doorashada Galmudug ayaa taageeray…
Madaxweynihii hore ee Kenya oo geeriyoodey
Mogadisho –February 04, -2020—Warbaahinta Dowladda Kenya ayaa waxaa ay baahiyeen in xalay Saqdii dhexe uu geeriyoodey Madaxweynihii…
Puntland oo Wafdi u dirtey deegaan ay xiisad ka jirto
Mogadisho –February 04, -2020—Magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag waxaa Galabta gaarey Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland…
Kamaal Guutaale oo taageeray doorashadii shalay baaqna direy
Mogadisho –February 04, -2020—Kamaal Daahir Guutaale oo kamid ahaa musharixiinta Afarta ah ee isku baheystay doorashada Galmudug,balse…
SAWIRO:-Banaanaxyo ka bilaawdey deegaano ka tirsan Galmudug
Mogadisho –February 03, -2020—Banaanbaxyo lagu taageerayo Madaxda Cusub ee Dowlad Goboleedka galmudug ee shalay lagu doortey Magaalada…