Wasiir Salaax “Waxaan dooneynaa dhameystirka dastuurka uu noqdo mid daahfuran”
Mogadisho –January 29-2020—Shir ku qabsoomay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayay maanta Wasaaradda Arrimaha Dastuurka waxa ay qorsho-howleedkeeda sanadkan…
Mareykanka oo duqeyn Cusub ka fuliyey Jubbada Dhexe
Mogadisho –January 29-2020—Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn cusub lala bartilmaameedsaday dhisme ay Al-Shabaab lahaayeen oo ku…
MD Farmaajo oo ka tacsiyadeeyey geerida Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga
Mogadisho –January 29-2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada, qaraabada…
Golaha Aqalka Sare oo cambaareeyey Go’aankii Trump
Mogadisho –January 29-2020—Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeesheen Magaalada…
Turkiga oo Maamulka Gobolka Banaadir balan qaad u sameeyey
Mogadisho –January 29-2020—Xarunta Aqalka dowlada hoose ee Xamar ayuu ka dhacay kulan gaar ah oo uu Guddoomiyaha…
Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka oo geeriyoodey
Mogadisho –January 29-2020—Abaanduulihii hore ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi ayaa waxaa uu ku…
Senator Faroole oo Eedeyn u jeediyey Madaxda Dowladda
Mogadisho –January 29-2020—Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka ee deegaan doorashadoodu yahay deegaannada…
Taliye Cabdi Xamiid oo kulamo ka wada degmada Baardheere
Mogadisho –January 29-2020—Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janeraal C/xamiiid Maxamed Dirir oo uu wehliyo Guddoomiyaha…
Wafdi ka socda Dowladda oo Shir uga qeyb-galay Itoobiya
Mogadisho –January 29-2020—Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa daah-furay…
Ahlusunna oo markale cadeysay mowqifkooda doorashada Galmudug
Mogadisho –January 29-2020—Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa markale waxaa uu sheegay in howlaha…
Trump oo ku dhawaaqay qorshihiisa Bariga Dhexe
Mogadisho –January 29-2020—Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa maalintii shalay Aqalka Cad ku sii bandhigay qorshaha nabadda ee…
Dhageysiga Khudbadaha musharixiinta Galmudug oo Maanta ku beegan
Mogadisho –January 29-2020—Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa waxaa ay ku adkeysanayaan inay Maalinta Berito…