Posted in WARARKA MAANTA

Diiwaan gelinta musharixiinta Madaxtinimada Galmudug oo manata Ku Eg v

Mogadisho  –January 27-2020—Waxaa maanta ku eg diiwaangalinta Musharaxiinta Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen Galmudug, sida uu sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxtooyada oo War kasoo saartey Safarka Madaxweyne Farmaajo

Mogadisho  –January 27-2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Asmara ee dalka Eritrea kaga qayb-gelaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Dowladda Somalia oo Shir uga qeyb-galaya Jabuuti

Mogadisho  –January 27-2020—Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa waxaa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay dhiggiisa Burkiina Faso

Mogadisho  –January 27-2020—Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan…

Posted in WARARKA MAANTA

Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo War-Saxaafadeed soo saarey

Mogadisho  –January 27-2020—Odayaasha Saxiixayaasha Galudug ayaa kulan ay u yeesheen Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galudug waxaa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Shaakir”Dowladda Galmudug Shabaab ayay u soo wadaa mana aqbaleyno”

Mogadisho  –January 27-2020—Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in ay dowladda Federaalka ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo shaaciyay kulan uu qeyb ka yahay Farmaajo oo ka dhici doona Asmara

Mogadisho  –January 27-2020—Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa shaaciyay in dhawaan ay kulan yeelan doonaan Madaxda Soomaaliya,…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan dhexmaray Madaxweynaha Jubbaland iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Mogadisho  –January 223-2020—Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Khamiis 23-Jannaayo-2020 magaalada Nairobi ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiiradda Soomaaliya?

Mogadisho  –January 223-2020—Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo kaalinta Koowaad ka Gashay Dalalka ugu Musuq Maasuqa Badan

Mogadisho  –January 223-2020—Soomaaliya ayaa noqotay dalka ugu musuqa badan dunida kaddib markii ay dalalka dunida ku hogaamisay…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirada Soomaaliland oo ansixiyey Xeer muhiim ah

Mogadisho  –January 223-2020—Fadhigii 53aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,…

Posted in WARARKA MAANTA

43 qof Soomaali ah oo lagu xiray Islii

Ciidamada ammaanka Dowladda Kenya ayaa maalmihii lasoo dhaafay hawlgallo ay ka sameeyeen xaafadda Islii ee magaalada Nairobi…