Afar Musharax oo War Cusub kasoo saarey Doorashada Galmudug
Mogadisho –January 29-2020—Afarta Musharax ee horey u diidey inay iska diiwaangeliyaan Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo dhagax dhigay Mashruuc lagu dhisayo Waddo laami ah
Mogadisho –January 28-2020—Munaasabada lagu dhagax dhigayey Wadooyinka laamiga ah dhaxmarto Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa…
Wafdi ka socda Dowladda oo gaarey Degmada Cabudwaaq
Mogadisho –January 28-2020—Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad (Omaar),…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulamo ka wada Nairobi
Mogadisho –January 28-2020—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(Laftagareen) ayaa Maalmahan Magaalada Nairobi ee Dalka…
Xildhibaan Su’aal ka keeney baxsashada Wasiirkii Amniga Jubbaland
Mogadisho –January 28-2020—Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabkaayaa Saddex Su’aalood ka keeney Warka…
Shir u Dhaxeeyey DFS & Hay’adaha Caalamiga ah oo lagu qabtay Muqdisho
Mogadisho –January 28-2020—Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee XFS Mudane, Avv. Xasan Xuseen Xaaji iyo Hanti-Dhowraha…
Trump oo Maanta shaacinaya Heshiiska Qarniga
Mogadisho –January 28-2020—Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la filayaa inuu maanta shaaca ka qaado qorshihiisa uu ku…
DEG DEG:-Wasiirkii Amniga Jubbaland oo Xabsiga ka baxsadey
Mogadisho –January 28-2020—War hadda soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaan in Xabsi uu ku xirnaa uu ka…
Hir-Shabeelle oo guddi u saartay wax ka qabashada Cudurka Shuban Biyoodka
Mogadisho –January 28-2020—Madaweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta waxaa Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka…
Daawo:-Wasiir Bayle: “Dhulkeena Macdan baa ku jirta”
Mogadisho –January 28-2020—Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cbiraxmaan Ducaale Beyle oo shirka jaraa’id ee billaha ku…
Ahlusunna oo wada qorsho ay ku shaacineyso Xildhibaano Cusub
Mogadisho –January 28-2020—Wararka Idaacadda Risaala ee Magaalada muqdisho ay ka heleyso Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa…
Akhriso:-Qodobada looga hadlayo Shirka Madaxda,Somalia, Itoobiya & Ereteriya
Mogadisho –January 27-2020—Magaalada Asmara ee Caasimadda dalka Ereteriya ayaa la filayaa in Shir saddex geesood ah ay…