SAWIRO:-Guddoomiye Gacal & Saraakiisha AMISOM oo ka wada hadley amniga doorashoyinka
Mogadisho –January 223-2020—Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Maanta Magaalada dhuusamareeb ee Caasimada…
SAWIRO:-Guddoomiye Mursal oo la kulmay Wafdi Heer Caalami ah
Mogadisho –January 223-2020—Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxamaan ayaa maanta Magaalada muqdisho kula…
Madaxweynaha KGS oo kulamo ka wada Magalada Nairobi
Mogadisho –January 223-2020—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Magaalada Narobia kula Kulmay…
Waare oo shaaciyey xilliga ay dhacayaan doorashooyinka Hir-Sabeelle
Mogadisho –January 223-2020—Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sirasmi ah uga dhawaaqay xilliga ay bilaabanayaan…
SAWIRO:-Wasiir Beyle oo la kulmey Wafdi ka socda Hay’ada WFP
Mogadisho –January 223-2020—Magaalada muqdisho waxaa Manta kulan ku yeeshay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdieaxmaan Ducaale…
RW Kheyre oo qaabilay Tibor P. Nagy
Mogadisho –January 22 -2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheye ayaa maanta kulan la qaatay…
Farmaajo oo la kulmay Guddiga Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta hubka
Mogadisho –January 22 -2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaramada…
SAWIRO: Wasiir Cawad oo qaabilay Wafdi ka socda Germany
Mogadisho –January 22 -2020—Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo…
Madaxtooyadda Somalia oo iska fogeysay hadalkii C/raxmaan Guulwade
Mogadisho –January 22 -2020—War-Saxaafadeed kasoo baxey Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa la isaga fogeeyey hadal uu sheegay Cabdiraxmaan…
Hay’ado Caalami ah oo balan qaad u sameeyey Soomaaliya
Mogadisho –January 22 -2020—Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS, Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta xafiiskiisa…
Jadwalka Doorashada Garabka Ahlusunna oo la soo saarey
Mogadisho –January 22 -2020—Hoggaanka Ahlusunna Wal-Jamaaca ayaa Maanta waxaa ay soo saareen jadwalka doorashada Madaweynaha galmudug iyo…
Baadi-goob loogu jiro Ganacsade Soomaali ah oo lagu Afduubtey Koonfur Afrika
Mogadisho –January 22 -2020—Rag hubeysan oo watay Gaari nooca raaxada ah ayaa waxaa ay Nin Ganasade Soomaali…