Ahlusunna oo ka hortimid Xubnaha Maanta lagu doortey Dhuusamareeb
Mogadisho –January 21 -2020—Xildhibaanada Ahlusunna ee uu jira Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa ay Maanta sicad uga soo…
Guddiga doorashooyinka Madaxweynaha Galmudug oo Guddoon doortey
Mogadisho –January 21 -2020—Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa Maanta kulan ku yeeshay Guddiga doorashooyinka Madaxweynaha Galmudug…
Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqey
Mogadisho –January 19 -2020—Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa kulan ka dhacay xarunta…
Guddoomiye Mursal oo la kulmay Wafdi ka socda Hay’adda UNDP
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxamaan ayaa maanta oo Axad…
Wasiir Beyle oo ka hadley Mashruucii Kheyre hakiyey
Mogadisho –January 19 -2020—Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dib loogu…
Guddiga KMG ah ee Sharciga doorashooyinka oo kulan deg deg ah u socdo
Mogadisho –January 19 -2020—Waxaa Maanta oo Axad ah Guddiga ku-meel gaarka ah ee ka Baaraandeggidda Hindise-sharciyeedka Doorashooyinka…
SAWIRO:-Madaxweynaha KG oo farriin u direy Ciidamo loo diyaariyey Sh/Hoose
Mogadisho –January 19 -2020—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku sugan Magaalada Muqdisho…
Mashquulkii ugu badnaa oo ka jira Magaalada Dhuusamareeb
Mogadisho –January 19 -2020—Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa xilligana laag dareemayaa maqshuulkii ugu…
Maleeshiyaad ku dagaalamay deegaano ka tirsan Galgaduud oo la kala qaadey
Mogadisho –January 19 -2020—Ciidamada qalabka sida ayaa ku guuleestay in lakala qaado maleeshiyaadkii dhawaan ku dagaalamey inta…
Puntland oo sameysay Guddi la xisaabtama Xirfadlayaasha Caafimaadka
Mogadisho –January 19 -2020—Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb galay xafladda Daah-furka…
Janeraal Xaftar oo Horjoogsaday Dhoofinta Saliidda
Mogadisho –January 19 -2020—Ciidamo uu hoggaamiyo General Khaliifa Xaftar oo ah nin mucaarad ku ah dawladda uu…
Kulamo xal raadin ah oo ka bilaawdey Dhuusamareeb
Mogadisho –January 19 -2020—Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa saacadihii la soo dhaafey ka socdey kulamo ku…