SAWIRO:-Maxay ka wada hadleen Duqa Muqdisho & Safiirka Midowga Yurub?
Mogadisho –January 22 -2020—Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa…
SAWIRO:-Dad lagu qabqabtey howlgal laga sameeyey Gaalkacyo
Mogadisho –January 22 -2020—Hawlgaladan ayaa ah Kuwo lagu xaqiijinayo amniga magaalada Gaalkacyo qaybta uu ka arimiyo Maamul…
Nin hinaaaso darteed isugu qarxiyey Xaflad Aroos!!.
Mogadisho –January 22 -2020—Ugu yaraan toban qof, oo ay ku jiraan caruur, ayaa ku dhintey dhowr iyo…
SAWIRO:-Shir ay ka qeyb-galayaan Wafdi ka socda KG & Jubbaland oo ka furmey Garoowe
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si rasmi ah Manta uga daah-furay…
Xildhibaannada Galmudug oo kulan deg deg ah la isugu yeeray
Mogadisho –January 21 -2020—Gudoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa Kulan deg deg ah oo horay aan u qorsheysneen isugu…
Xildhibaano sheegay in la afduubtey Guddiga doorashada Galmudug
Mogadisho –January 21 -2020—Xildhibaanada Ahlusunna ee uu jira Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa ay Maanta sicad uga soo…
Jadwalka doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la soo saarey
Mogadisho –January 21 -2020—Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo ka kooban 13 Xubnood ayaa Maanta…
SAWIRO:-Laamaha Ammaanka Dhuusamareeb oo heegan la geliyey
Mogadisho –January 21 -2020—Ciidamada Booliska iyo kuwa Nabadsugida ee ku sugan Magaalada dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa…
Trump oo doonaya in si deg deg ah loogu dambi waayo
Mogadisho –January 21 -2020—Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu Isniintii diiday dacwadaha xil-ka-xayuubin ee ay kusoo rogeen Dimqoraadiga,…
RW Kheyre oo taliyeyaasha Ciidamada amrey sugida Amniga Shaqaalaha Turkiga
Mogadisho –January 21 -2020—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah…
Booliska oo sheegay in la helay Gabadhii Amaal Nuur ee maqneyd
Mogadisho –January 21 -2020—Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey inay heleen Amaal Nuur Cusmaan oo ka maqnayd…
Madaxweynaha Jubbaland oo ka ambabaxay Magaalada Boosaaso
Mogadisho –January 21 -2020—Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Boosaaso, ka sagootiyey…