Wararka Akhriso:-Dowladda Turkiga” Ma hakin doono howlaha aan ka wadno Soomaaliya”
Mogadisho | QOL | January 19, 2020 — Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu ayaa ka hadlay…
Sawiro:-Guddoonka baarlamaanka Galmudug oo la kulmay Musharaxiinta xilka Madaxweynaha
Mogadisho –January 18, 2020—Gudoonka Cusub ee Baarlamaanka Galmudug, ayaa kulan la qaatay Qaar ka Mida Musharxiinta u…
DEG DEG: Kheyre oo hakiyay Mashruucii laga tagay maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug
Mogadisho –January 18, 2020—Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa hakiyay Mashuuricii dhismaha Wadooyinka ee ay…
Halista ba’an ee Muqdishooyinka 2020 !!!
Mogadisho | QOL | January 18, 2020 — Maaddaama xannibaadda magaalada dul saaran oo marba marka ka…
Gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo lagu rasaaseeyay duleedka Muqdisho
Mogadisho –January 18, 2020—Sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa rasaas ku furay Gaari…
SAWIRO: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Duleedka Muqdisho
Mogadisho –January 18, 2020—Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay halka loo yaqaan bood boodka oo ku dhow…
Saddex ka mid ah Musharaxiinta Galmudug oo ku shubasho ka digay
Mogadisho –January 18, 2020—Saddex ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimadda maamulka Galmudug ayaa walaac ka…
Wasiir Beyle iyo Gudoomiye Filish oo heshiis kala saxiixday
Mogadisho –January 18, 2020—Wasiirka Maaliyadda XFS, wasiirka howlaha guud XFS iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada…
Sideed Ruux oo la dhigay Isbitaal kadib markii ay ku Sumoobeen Caano
Mogadisho –January 18, 2020—nta la xaqiijiyay 8 ruux oo ka kooban laba qoys ayaa la dhigay isbitaalka…
Shir Boosaaso uga furmay Puntland iyo Jubbaland
Mogadisho –January 18, 2020—Shirka Iskaashiga Dowlad goboleedka Jubbaland iyo Puntland ayaa ka furmey Madaxtooyada Boosaaso. Madaxweynayaasha…
Madaxweyne Deni” Dad Xamar joogga ayaa Farriimo u soo diraya Odayaasha Boosaaso”
Mogadisho –January 18, 2020—Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo Madaxweynaha Jubbaland oo ku…
Madaxweynaha Jubbaland oo baaq u diray dowladda dhexe
Mogadisho –January 18, 2020—Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka…