Posted in WARARKA MAANTA

QM oo sheegtay shidaal ay laheyd bililiqeysteen maleeshiyaadka TPLF

Khamiis: 25 Agoosto 2022 Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ciidanka Tigreega ay bililiqeysteen 570,000 oo liitir oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xasan Sheekh: Rajada ay shacabku ka qabaan Xukuumaddan waa inay u horseeddo xasilloni, amni iyo horumar

Khamiis: 25 Agoosto 2022 Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb galay kulan lagusoo gunaanaday shirkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaanada golaha shacabka ee oo berri yeelanaya kulan Deg deg ah iyo la Xisaabtanka Hay’adaha amniga dalka

Arbaco: AUGUST 24, 2022 Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa berri yeelanaya kulankoodii ugu dambeeyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkii golaha wasiirada oo lasoo xiray iyo Qodobo hor dhac ah oo laga soo saaray dagaalka al-shabaab

Arbaco: AUGUST 24, 2022  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo soo xiray kulan-wadareedkii labada maalmood u…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Fulinta Deegaanka Soomaalida oo Galbeedki Siti uu ansixiyey laba degmo oo cusub

Arbaco: AUGUST 24, 2022 Golaha fulinta Dawlada Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa ansixiyay laba Degmo oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Uganda oo lagu wadaa inay dalka oo dhan ku rakibto 2,000 oo goobood oo qadka Wi-Fi ah Free ah internet bilaash ah

Arbaco: AUGUST 24, 2022 Uganda ayaa lagu wadaa inay dalka oo dhan ku rakibto 2,000 oo goobood…

Posted in WARARKA MAANTA

K/Afrika Shacab careysan oo boobay dukaamo ay leeyihiin ganacsato ajaaniib ah

Arbaco: AUGUST 24, 2022 Wararka ka imaanaya gobolka Limpopo ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in shacab…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka xoogga Dalka oo galbeed Beledweyn ka sameeyay howlgallo lagu xoreeyay 3 deegaan oo dhaca galbeedka Beledweyn.

Arbaco: AUGUST 24, 2022 Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kashanaya dadka dega deegaannada galbeed ee Beledweyn ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland Oo Qaabilay Isimada Deegaannada Maamulkaas

Arbaco: AUGUST 24, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo sheegtay iney diyaarad ku soo ridday magaalada Maqale

Arbaco: AUGUST 24, 2022 Itoobiya ayaa sheegtay in diyaarad ay ku soo ridday caasimadda Tigray ee Mekelle,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wiilka reer GURICEEL ah oo dartiis loo dacweynayo dowladda dalka Netherlands Qaxootiga

Arbaco: AUGUST 24, 2022 Munasar Muxiyadiin waa da’yar Soomaaliyeed oo isaga soo cararay dalkiisa kadib markii argagaxisadu…

Posted in WARARKA MAANTA

Qof Rakaab ah oo ku dhex dhintay diyaarad ay leedahay Kenya Airways oo ka soo kicitintay New York kuna socotay magaalada Nairobi.

Arbaco: AUGUST 24, 2022 Qof Rakaab ah ayaa ku dhex dhintay diyaarad ay leedahay Kenya Airways oo…