Dowladda Itoobiya oo sheegtay diyaarad hub u sidday TPLF oo ka soo duushay Suudaan iney xalay soo rideen.
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay diyaarad hub u sidday fallaagada TPLF oo ka soo…
Booliska Hindiya oo xiray sharci yaqaanka xisbiga talda hayya, Raja Singh, kaas oo lagu eedeeyay inuu aflagaadeeyay Nabi Maxamed
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Booliska Hindiya ayaa xiray sharci yaqaanka xisbiga talda hayya, Raja Singh, kaas oo…
Dagaal mar kale ka dhex qarxay dowladda Itoobiya iyo Maleeshiyaadka TPLF
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Dagaal u dhexeeya Ciidamada Ismaamulka Tigreega ee Waqooyiga dalka Itoobiya iyo Ciidamo daacad…
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wefdi horudhac u ah Madaxweyne Xasan Shiikh oo garowe ku wajahan
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socda…
Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Puntland oo gaaray Garoowe
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya, Abshir Cumar Haruuse iyo ayaa…
Yurub oo laga digayo mid ka mid ah abaartii ugu xumayd ee abid ay wajahdo 500 sano ah
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Saddex-meelood laba meelood oo ka mid ah wadamada Yurub ah ayaa waxaa ka…
Madaxii hore ee arrimaha amniga u qaabilsanaa shabakadda Twitter-ka oo shirkaddaas ku eedeeyey inay khatar ku hayso xogta gaarka ah ee macaamiisheeda
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Madaxii hore ee arrimaha amniga u qaabilsanaa shabakadda Twitter-ka oo dhowaan shaqada laga…
Wasiirka Gaashaandhiga oo ka digay in Ciidanka dib uga baxaan deegaannada ay ka qabsadeen Al-shabaab
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan Talyaha Ciidanka Xoogga…
Hay’adaha Qaramada Midoobay oo sheegtay in xaaladda abaaraha ee Geeska Afrika ay sii xumaanayso
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in gaajada daran ee ka jirta gobolka…
Dowladda Hindiya oo shaqada ka ceyriday Askar si lama filaan ah Gantaal ugu riday Dalka Pakistan
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Ciidamada Cirka ee Hindiya ayaa sheegay in dowladdu ay shaqada ka ceyrisay saddex…
Maraykanka: Laba nin oo doonayey inay afduubaan guddoomiye gobol, oo dembi lagu helay
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Xeerbeegti Maraykan ah ayaa Salaasadii dembi ku heshay laba nin oo lagu eedeeyey…
Caruusad habeenkii arooskeeda xabsiga ku hooyatay
Talaado: AUGUST 23, 2022 Booliska dalka Uganda ayaa afar ka mid ah saraakiishooda ku soo oogay dacwad,kadib…