Posted in WARARKA MAANTA

Gabadh nafta aabeheed ku badbaadisay xubin muhiim ah oo jirkeeda ka mid ah

Talaado: February 15, 2022 Kausar, oo ah gabadh 21 sano jir ah, waxna ka barata jaamacad ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal wasaaraha Canada oo adeegsaday awood aan horay looga baran

Talaado: February 15, 2022 Ra’iisal wasaaraha Canada, Justin Trudeau, ayaa adeegsaday awood aan horay looga baran si…

Posted in WARARKA MAANTA

Safaarada Somaliya ee Kenya shalay iyo maanta Markii ugu horeyssay oo laga dhisayo dhisme uu Dago Safiirka Somaliya iyo Masjid wayn, Sawiro..

Talaado: February 15, 2022 Isbeddel weyn ayaa laga dareemayaa safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Nairobi ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin lagu eedeeyay inuu gubay bogag ka mid ah Qur’aanka Kariimka oo la dilay

Talaado: february 15, 2022 Kooxo hubeysan ayaa bartamaha Pakistan ku dilay nin lagu eedeeyay inuu gubay bogag…

Posted in WARARKA MAANTA

CC Shakuur oo ka fakaday shirqool wax u dhimi karay musharaxnimadiisa M/Weyne

Talaado: february 15, 2022 Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shalay loo doortay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada DF Somalia oo howlgal ku qabtay rag hubeysan

Talaado: february 15, 2022 Wararka ka imaanaya gobolka Shabeleeha Hoose ayaa sheegaya in xalay ciidamada dowladda Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo ku cadaadinayo guddiga hirgelinta doorashada ee heer Federaal inuu joojiyo qabashada doorashada kursiga HOP 86, kaasoo uu doonayo Fahad Yaasiin.

Talaado: february 15, 2022 Warar ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Dalka Rwanda ka furtay shir muhiim ah

Talaado: February 15, 2022 Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa maanta ka daahfurtay Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

DF Soomaaliya oo Gaargaarkii u horreeyay gaarsiisay Gobolka Hiiraan

Talaado: February 15, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Beledwayne gaar siisay deeq raashin ah, taasi oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Jabuuti oo gacanta Soomaaliya dib ugu soo celisay dhismaha faracii Bangiga Dhexe

Talaado: February 15, 2022 Safiirka Soomaaliya ee dalka Jabuuti Salaad Cali Jeelle oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Dowlad deegaanka Soomaalida oo sheegay in ay fashiliyeen Afgembi

Talaado: February 15, 2022 Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in ay ka hortageen isku day Afgambi…

Posted in WARARKA MAANTA

Faransiiska oo loo haysta niyukliyeer uu ku tijaabiyay dal ka tirsan Afrika

Talaado: February 15, 2022 Hey’ad u doodda xuquuqul insaanka, ayaa isku diyaarineysa iney Faransiiska u gudbiso maxkamadda…