Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Rooble oo magacaabay guddi ka shaqeeya gargaarka abaarta

Talaado: February 15, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa goor dhaweyd soo saaray bayaan uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda IRC oo ka digtay in si degdeg wax loogaga qabto dhaqaalaha Afgaanistaan

Talaado: February 15, 2022 Hay’adda Caalamiga ah ee IRC ayaa waxa ay ku boorisay Mareykanka iyo wadammada…

Posted in WARARKA MAANTA

Hirshabeelle oo shaacisay xilliga la qabanaayo doorashada lix kursi

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Mid kamid ah Golaha Wasiirada Galmudug oo is casilay

Wasiirkii Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha ee dowlad Goboleedkw Galmudug CAbdinasir Geelle Cilmi ayaa is ka casilay xilkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir ku saabsan horumarinta degmooyinka Soomaaliya oo ka socda Ruwanda

Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Ayaa Magaalada Kigali ee Caasimadda Dalka Rwanda kaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Jabuuti oo Xabsi Guri ka dhigtay taliyeyaal looga shakiyay Afgembi

Dowladda Jabuuti ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay Xabsi guri ka dhigtay Taliyayaasha Ciidamada Booliska iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo ka walaacsan xiisada Ukaine ee sii kordheysa

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si gooni gooni ah ula hadlay wasiiradda arrimaha dibadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Askari dilay Bajaajle

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday Askari katirsan Ciidamada dowladda kaas oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Diiwaangelinta Musharrixiinta Golaha Shacabka oo ka billaabatay Baraawe

Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa Maanta ka billowday diiwaangelinta…

Posted in WARARKA MAANTA

RW oo dalbaday in dib loo dhigo kursiga uu u tartamayo Fahad Yaasiin

Warar ay BBC Soomaali heshay ayaa sheegaya in ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu ku cadaadinayo guddiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Macallimuu “ Mucjiso ayay ahayd sidii aan uga bad-baaday qaraxa

Talaado: February 15, 2022 Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macallimuu, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay faahfaahinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka iyo Britain oo sheegay in ay jirto fursad dublumaasiyadeed oo lagu dajin karo xiisadda Ukarine iyo Ruushka

Talaado: February 15, 2022 Hoggaamiyeyaasha dalalka Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa sheegay in aan weli laga rajo beelin…