Posted in WARARKA MAANTA

Macaln iskuul oo lagu xirey dalka Nigeria, kadib markii lagu eedeeyey inuu karbaashey ardey 19 bilood jir ah

Talaado: February 15, 2022 Macaln iskuul, ayaa lagu xirey dalka Nigeria, kadib markii lagu eedeeyey inuu karbaashey…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha maamulka Galmudug Qoor Qoor oo kulan isugu keenay CC Shakuur, Saadaq Joon iyo Kulane

Talaado: February 15, 2022 Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa xalay saq-dhexe kulan foolka fool ah isugu keenay siyaasiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Ilmo yar oo muuqaalka afduubkiisa iyo jirdilkiisa aad looga naxey oo hadda la sii daayey

Isniin: February 14, 2022 Wiil siddeed jir ah oo afduubkiisu uu caro ka abuurey dalka Suuriya, kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Faransiiska oo loo haysta niyukliyeer uu ku tijaabiyay dal ka tirsan Afrika

Isniin: February 14, 2022 Hey’ad u doodda xuquuqul insaanka, ayaa isku diyaarineysa iney Faransiiska u gudbiso maxkamadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Macalin ku diley karbaash ilmo yar

Isniin: February 14, 2022 Macaln iskuul, ayaa lagu xirey dalka Nigeria, kadib markii lagu eedeeyey inuu karbaashey…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdullaahi Adan Kulane oo loo doortay Xubin kamid ah Gollaha shacabka.

Isniin: February 14, 2022 Guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug oo qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#040 ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Raysal Qorane Abshir oo noqotay xubin kamid ah Gollaha shacabka.

Isniin: February 14, 2022 Guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug oo qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#053 ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gargaarka Soomaaliya oo guddoontay deeq katimid Dowladda Imaaraatka

Isniin: February 14, 2022  Waxaan goor dhow soo gaaray Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Shaxnadii seddexaad oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Cali Yare Cali oo laga celiyey garoonka Aadan Cadde iyo cidda ka dambeysay

Isniin: February 14, 2022  Guddoomiye ku xigeenka dhanka Amniga ee Gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaaraha Pakistan oo ka hadlay dhibaatada Muslimiinta Shiinaha ku nool lagu hayo

Isniin: February 14, 2022 Ra’iisul wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa wareysi uu siiyay TV-ga CNN ee laga…

Posted in WARARKA MAANTA

Dal laga mamnuucay xuska maalinta jaceylka adduun\

Isniin: February 14, 2022 Dowladda Indonesia ayaa qeyb ka mid ah dalkaasi ka mamnuucday in looga dabaaldego…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada xoogga oo Howlgalo ka sameeyay Shabeellada Hoose

Isniin: February 14, 2022 -Ciidanka kumaandooska Danab  ayaa howlgal Qorsheysan ka fuliyey Aroortii hore ee saakay Agagaarka…